JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
Join My Facebook Page

AKHRIS IYO DHAGEYSI QURAANKA

Sirta Nolosha

Arimaha Diinta

Caafimaadka

MAANTA IYO KOBCIYE.COM

Weli Ma Maqashay Walxo Sun Ah Iney Ku Jiraan Mobilka Aad Joogtada U Isticmaasho..!!

Walxaha-Sunta-Ah

Mid kasta oo ka mid telefoonada gacanta ee Smart waxa ku jira afar walxaha sunta ah kuwaasi oo kala ah : Bromine, Mercur...

February 12, 2016

Kobciye.com Wuxuu Ku Barayaa Sida Biyaha Badda Loogu Bedeli Karo Biyo Macaan

Biyaha-Badda-Sida-Loogu-310x205

Haddii aad weydo biyaha badda mooyee biyo kale, waxaad biyaha badda u bedeli kartaa biyo macaan oo aan milix lahayn. Wax...

February 12, 2016

Dhacdo Gaaban:- Mararka Qaar Waxaan U Baahanahay Inaan Si Deganaan Ah Ku Xalino Dhibkeena.

Natiijada-Wanaagsan-Waxa

Nin beerlay ah ayaa saacadiisa gacantu ay kaga dhacday  Makhsinka lagu kaydiyo Midhaha beerta. Waxay ahayd saacad da...

February 12, 2016

Maxaad ka taqaanaa faa’iidada malabku U leeyahay Bini’aadamka Kan Xanuunsan Iyo Kan Fayoow?

Maxaad-Ka-Taqaanaa2

Waxaan halkan kusoo gudbinaya warbixin kooban ama cilmi baadhis aad loo ogaaday kuna saabsan faa,idada uu malabku leeyah...

February 12, 2016

Ma Isweeydiisay Immisa Koob Oo Biyo Ah Ayuu Jidhkeenu Maalintii U Baaahaan Yahay?

Immisa-Koob-Oo-Biyo1

Waxa laga yaabaa inaad marar badan ka maqasho dhakhaatiirta iyo hay’addaha ka hawl gala nolosha aadamaha baahida biyo ...

February 12, 2016

Haduu Niyad Jab Ku Daashaday Wax Badan Ka Baro Sidee Loo Daaweeyaa Diiqadda (niyad jabka)?

Niyad-Jabka

Haddii niyadjabku uu yahay mid wakhti dheer hayey, uuna dhibaato u keenayo nololmaalmeeda qofka, waxaa wanaagsan inuu qo...

February 12, 2016

Akhristoow Ma Aamineeysaa Xayawaanku Wuu Ogaan Karaa Masiibada Dhacaysa!

Xayawaanku-Wuu-Ogaan-310x217

Dareenka xayawaano badani ay ku  ogaadaan masiibooyinka dabiiciga ah ayaa ku noqday culimada mid ay awoodi waayeen inay...

February 12, 2016

Calaamadaha Rasmiga Ah Ee Lagu Garto Dadka Xun-xun Ee Aan Marnaba Laga Fileyn Fiicnaasho..!!

bad

CALAAMADAHA LAGU GARTO DADKA XUN XUN ee aan fiicnayn (Negative persons) Dad badan oo aduunkan ku nool oo waxaa jira d...

February 12, 2016

Debinada Sheydaanka Ka Digtoonaada! Iyo Qalinkii Sheikh Mohamed Idiris..

sheydaan

Waxaa aad usoo batay dhibaatooyinka ka dhacaya xiriirka raga iyo dumarka (wiilasha & gabdhaha) guurka ka hor sheekay...

February 12, 2016

Khubarrada Caafimaadka Oo Soo Saaray Qaab Cusub Oo Miisaanka iyo Hilibka Loo Ridi Karo.

Khubarrada-Caafimaadka-310x175

Khubaro caafimaad oo ka kala socday jaamacaddo kala duwan ayaa soo saaray qaab cusub oo ay sheegeen in loo ridi karo cul...

February 12, 2016

I Arkaay I Arkaay i Qariyaa ka dambeysa Qalinkii Saciid Muuse (Ustaadka)

Danyeer-640x360

I Arkaay I Arkaay i Qariyaa Waxuu ahaa Dirac magac ku leh bulshadii uu ku dhax noolaa, kuna caan baxay geesinimo iyo ...

February 12, 2016

“Halkan Telfoonku Ma dhaco, Radio laguma Dhegaysto, Waa Deegaan Aamusan oo Yaab leh “( Silence Zone)

Halkan-Telfoonku-Ma-dhaco-310x193

Dhulka aynu ku noolahay waxa ka buuxa arriimo badan oo qarsoon oo aan weli la fahmin, inkasta oo horumarka aqoonta cilmi...

February 11, 2016

Oday Hindi Ah Oo Xaaskiisii Oo Dhimatay U Dhisay Guri U Eg Guriga Caanka Ah Ee Taj Mehel..

Oday-Hindi-Ah-Oo-Xaaskiisii-310x175

Oday u dhashay wadanka Hindiya oo lagu magcaabo Faysal Xasan Quadri ayaa beer uu lee yahay ka dhex dhisay guri yar oo uu...

February 11, 2016

Wuxu Ahaa Qof Jin Ah Oo Aan Jawaabtii Sax Ahayd Rabin! Darawalkii Iyo Jinka..

Wuxu-Ahaa-Qof-Jin-310x170

Markii uu nin Maraykan oo  lagu magacaabo Keil ka soo baxay kaalin lagu iibiyo shidaalka ee uu  gaadhigiisa oo ah nooc...

February 11, 2016

Sheeko Gaaban Oo Kaa Qoslin Doonto Iyo KontonKii Milyan Iyo Qaybtii La Qaatay.

download

Mid xayraana ayaa mar walba warqad ku qori jiray "ILAAHAYAW igu arsaaq 50 milyan" markaasuu hawada raaciyaa, rug ciidan ...

February 11, 2016

Barnaamijkii KOBCI MASKAXDAADA Iyo Qoddobo Ka Turjumaya Dareenka Aadanaha..!!

dareenka dadka

Dareenka Dadka 1. Mararka qaar waxaa wanaagsan in qofku iska aamuso inti uu dadka u sheegi lahaa dareenkiisa sababtoo...

February 11, 2016

Kaneecadu Waxay Baartaa Dhiiga Qofka Ka Hor Qaniinyada! Awoodaha Makhluuqa Illaahey.

Kaneecadu-Waxay-Baadha-310x214

Kaneecada ayaa la xaqiijiyay inay leedahay saddex wadane oo u wada sheqeeya si aad u yaab badan. Waxay soo nuugaan dhiig...

February 11, 2016

DARDAARAN:- Kula fadhiiso Culimada Caqligaaga, Madaxdana Cilmigaaga, saaxiibadanaa akhlaaqdaada…

diin

Aabo ahlu diin ah oo wiilkiisa la dardaaramayo ayaa yidhi.. Wiilkaygiiyo baro Quraanka, oo ha ilaabin, qiyaamahana wu...

February 11, 2016

Qisada Cibro Qaadasho Naga Mudan ‘Dariiqa Guusha Ubax Kuma Goglana’..

Dariiqa-Guusha-Ubax-310x194

Kooxdii ugu horaysay ee Ingiriis ah ee isku dayay inay koraan buurta dunida ugu dheer ee Everest waxay la kulmeen dhibaa...

February 11, 2016

Talooyinkan Raac Si Aad U Hesho Fikrad Ganacsi Oo Si Deg Deg Ah Aad Ku Hormarin Karto..

Talooyinkan-Raac-Si-310x150

Muddo ayaad ku riyoonaysay in aad abuurato ganacsi, oo hada waxaa la joogaa xiligaa aad shaqada bilaabi lahayd? Hadaba s...

February 11, 2016

Maxaad Ka Taqaanaa Gumeysiga Qudhaanjada, Qaabka Aay Qudhaanjadu Isku Adoonsadaan Iyo Weliba..

Gumaysiga-QudhaanJad

Qudhaanjada oo ah makhluuq aad u balaadhan oo haddana ah kuwa ugu itaalka yar ayaa la ogaaday inay ka mid yihiin nooc cu...

February 11, 2016
SHEEKOOYINKA

Dhacdo Gaaban:- Mararka Qaar Waxaan U Baahanahay Inaan Si Deganaan Ah Ku Xalino Dhibkeena.

Natiijada-Wanaagsan-Waxa

Nin beerlay ah ayaa saacadiisa gacantu ay kaga dhacday  Makhsinka lagu kaydiyo Midhaha beerta. Waxay ahayd saacad da...

February 12, 2016

Sheeko Gaaban Oo Kaa Qoslin Doonto Iyo KontonKii Milyan Iyo Qaybtii La Qaatay.

download

Mid xayraana ayaa mar walba warqad ku qori jiray "ILAAHAYAW igu arsaaq 50 milyan" markaasuu hawada raaciyaa, rug ciidan ...

February 11, 2016

Qisada Cibro Qaadasho Naga Mudan ‘Dariiqa Guusha Ubax Kuma Goglana’..

Dariiqa-Guusha-Ubax-310x194

Kooxdii ugu horaysay ee Ingiriis ah ee isku dayay inay koraan buurta dunida ugu dheer ee Everest waxay la kulmeen dhibaa...

February 11, 2016

Qiso Cajiib Ah: Haku Go’aan Qaadan Wixii Aad Aragtay Ama Maqashay Mar Keliya!

Haku-Go’aan-Qaadan-310x191

Nin caaqil ah oo caruurtiisu dhalay saddex wiil ayaa ka fikiray inuu baro casharo dhinaca nolosha  ah, si aanay arimaha...

February 10, 2016

Qisadii Boqorkii Hindiya “Way Na Xaqireen, Aniguna Waan Yasay Dhaqankooda”

Way-Na-Xaqireen-310x203

Sanadkii 1919 ayuu booqasho ku tegay London boqorkii Hindiya Jai Seing , isagoo dhex maraya Suuqyada London oo dhar caad...

February 9, 2016

Qiso Gaaban Oo Cajiib Ah ‘Nus Qarni Iyo Badh Ka Dib Ayay Is Guursadeen!

Nus-Qarni-Iyo-Badh-310x201

Sanadkii 1938 ayay wada degenaayeen tuulo yar oo ku taala Turkiga kana tirsan gobolka Qahramaan. Wakhtigaasi Mustafe aya...

February 9, 2016

Qiso Cajiib ah Oo Aan Ka Kororsan Doono Xikmad Dheeri ah Iyo Go’aankii Xaakimkii Caqliga Badnaa..

Xaakimkii-Caqliga-Badnaa

Nin gancsade ah ayaa ceel biyood uu lahaa ka iibiyay nin beeraly ah oo lacagtiina qaatay. Maalintii ninka beeralayda ahi...

February 9, 2016

Qeybtii Labaad Sheeko Xiiso Badan Gef rageed iyo godob haween, Qalinkii Cabdirisaaq Xasan Jidhi (Aqwaan)

quotescover-JPG-31-600x360

Intaas marki ay dhahday Ayaan way iska baxday, maryanna waxay usoo gadoontay qolki ay kaga xirneyd xabsiga ayadoo ay raj...

February 9, 2016

Qiso Gaaban Oo Cibro Qaadasho Mudan Hooyo Agoon Caalim Weyn Ka Dhigtay Iyo Sirtii Ka Danbeysay..

Hooyo-Agoon-Caalim

Imaamu Shaafici wuxu ahaa agoon , wuxu noqday caalim weyn iyo imam caan oo mad-habtiisa dalal badani haystaan, waxaana s...

February 8, 2016

Qiso Gaaban Oo Cajiib ah, Haddii Uu Qof Qalad Kugu Sameeyo, Maka Aargudan Laheyd Markiiba?

Ha-Ku-Degdegin-Jawaabaha-310x197

Nin miskiin ayaa maalin wax weydiistay qoys dabaq sare degenaa isagoo albaabkooda garaacay . Ninkii guriga lahaa  ayaa ...

February 8, 2016

Qisadii Saaxiibada “Qofkii Raadiya Saaxiib aan Ceeb laheyn, Saaxiib La’aan ayuu ku Hadhaa”.

download (5)

Markii ay labadooduba Saxaaraha ku wada safreen ayuu muran dhex maray ka dibna midkooda ayaa dhirbaaxay saaxiibkiisa kal...

February 8, 2016

Qiso Gaaban Abaalkii Aad Gashaa Marbaad Midhihiisa Gurataa, ‘Dhaqankaagu meelna kaama tago’

download (3)

Gobolka New Jersey ee Maraykanka ayuu ku dhashay, waxa uu ahaa wiil yar oo fakhri daashaday alaabada yaryarna ku dhex ii...

February 8, 2016

Qiso Cajiib Ah Ku Tusaale Qaado “Marar Badan Muuqaalka Qofka Maaha Kii Dhabta Ah”

Badan-Muuqaalka-310x217

Maalin ayay lamaane isqabaa booqasho ku tegeen beerta xayawaanka lagu dhaqo si ay usoo daawadaan. Gabadha Xaaska ah ...

February 8, 2016

Bal Ka Waran Hooyadaan Waayeelka Ah Iyo Garashadeeda, Dadkaan Oo Kale Horay Ma U Aragtay.

maskiin

Markii uu yidhi inta uu is taagay waan gaajoonaya? Kii sawir qaaduhu wuxu bilaabay inuu sawir ka qaato. Kii abwaanka ...

February 7, 2016

Qiso Gaaban Oo Aad Iyo Aad Cajiib U ah Kana Turjumeyso Farqiga U Dhaxeeyo Xaasidka Iyo Bakhaylka.

Bakhaylka

Laba nin oo xaasid iyo Bakhayl  kala ah ayaa u tegay boqor, markiiba wuxuu ku yidhi i weydiista waxaad doontaan. Kii...

February 7, 2016

Qeybtii Saddax Iyo Tobanaad ’13’ ‘Jaceylkeeda Ayaan La Noolahay’ Qiso Xiiso Badan...

tears1-1-1-1

Sheekadaan ka turjumeyso qisada dhabta ah waxaad isbuuc walbo maalinimada axada ah ka dheehan doontaan shabakada kobciye...

February 7, 2016

Qiso Kaa Ilmeeysiin Karto ‘Waxay U Dhimatay Naxariis Darada Dhakhtarka’..

Waxay-U-Dhimatay

Saacadu waa 12 duhurnimo, waxaana ku qornaa xafiiska Dhakhtarka inuu bulshada caafimaadka u socota la kulmi doono wakhti...

February 6, 2016

Qiso Gaaban Oo Cibro Qaadasho Noogu Filan Waxaad Da’ Ku Gaartay Barwaaqo.

Waxaad-Da’-Ku-Gaadhay

Markii sannadku dhamaaday ayuu qolkiisa akhriska fadhiistay, waxaana uu qalinkiisa u diyaariyay inuu ku qoro noloshiisa ...

February 6, 2016

Qiso Mucjiso Ah Aadna Kaaga Yaabin Doonto Oo Dhexmartay Kaniisad Iyo Nin Yuhuudi Ah..!!

Qisada-Dhex-Martay-310x246

Wakhtiyadii hore wadaada Kiristaanka ayaa dadka aaminsan ka dhaadhiciyay inay iibsan karaan Janada, isla markaana la sii...

February 6, 2016

Qiso Aad Iyo Aad Cajiib U ah ‘Dayn Aan Suurtagal ahayn In La Bixiyo’ Maxeynu Ka Baran Karnaa....

Dayn-Aan-Suurtagal-310x213

Wiil dhaliyaro oo hooyadii aad u caawin jiray ayaa weydiistay 200 Riyaal si u ugu dabboolo baahiyiisa, laakiin waxay u s...

February 6, 2016

Qalbiyo Murugaysan Oon La Dareemayn!! Dhacdadii Dhex Martay Dhaqtarkii Iyo Aabihii Dhalay Wiilkii Xanuuns...

qaliin

Dhakhtarka ayaa soo galay Isbitaalka ka dib markii loogu yeedhay bukaan qalliin degdeg ah u baahan. Intii aanu gelin qol...

February 6, 2016

Qiso Xanuun Badan Oo Dhex Martay Wiilkii Yaraa Iyo Macalinkii Iskuulka Ee Weeydiiyay Suaashii Qalbigiisa ...

Qisada-Agoonka-310x227

Markii  maclinka dhowr arday  weydiiyay mid kasta shaqada uu aabihi qabto, ee si fudud oo dhakhso ah uga wada jawabeen...

February 6, 2016

Dr. Khaalid Binu C/casiis Binu Jubayr ‘Waxaan la kulmay Arrin Cajiib Ah’ Akhriso Qisadaan Cajiibka Ah...

Waxaan-la-kulmay

Dr. Khaalid Binu Ca/casiis Binu Jubayr oo ah dhakhtar Sacuudiyaan ah isla markaana ah nin Sheikh ah, ayaa sheegay in maa...

February 6, 2016

Qiso Cajiib Ah Mudana Cibro Qaadasho, Weedho Isku Macno Ah Haddana Kala Duwan!

boqor

Nin boqor ah ayaa habeen riyooday. Markii waagii beryay ayuu u yeedhay sheekh riyada fasira Boqorka ayuu ku yidhi “ Xa...

February 5, 2016

Debinada Sheydaanka Ka Digtoonaada! Iyo Qalinkii Sheikh Mohamed Idiris..

sheydaan

Waxaa aad usoo batay dhibaatooyinka ka dhacaya xiriirka raga iyo dumarka (wiilasha & gabdhaha) guurka ka hor sheekaysta, ka dibna is janta, ka dibna is raaca, ka dibna sheydaanku Hogta Weyn ee Zinada ku hubsado!! ka dibna Godka weyn ee uu ku shalwiyey inta...

February 12, 2016

DARDAARAN:- Kula fadhiiso Culimada Caqligaaga, Madaxdana Cilmigaaga, saaxiibadanaa akhlaaqdaada…

diin

Aabo ahlu diin ah oo wiilkiisa la dardaaramayo ayaa yidhi.. Wiilkaygiiyo baro Quraanka, oo ha ilaabin, qiyaamahana wuu kuu doodi. Kula fadhiiso Culimada  Caqligaaga, Madaxdana Cilmigaaga, saaxiibadanaa akhlaaqdaad...

February 11, 2016

Toddobaatan Sano Oo Bilaash Ah Ayaan Haystay Nimcada Indhaha ‘Awoodaha ILLAAHEY’..

70-Sano-Oo-Bilaash-Ah

Markii odayga 70 jirka ahi u tagay dhakhtar indhaha wuxu  ka cabanayay dhinaca araga, iyo xanuun badan oo wakhtigaasi ka hayay indhaha. Dhakhtarka  ayaa markiiba gartay xanuunkiisa oo ka daweeyay, ka dibna wuxu u qo...

February 9, 2016

Khiyaamada Bulshada Ayaa Sababta Abaaraha, Haddaba Waa Muhiim in Bulshada Si Daacad Ahi Isula Noolaadaan.

diin (2)

Markii ay ku habsatay abaartu degaankood, ayuu boqorku go’aamiyay si khatarta loo yareeyo in dadka magaalada uu qof kastaa ku shubo koob caano ah taangiga uu dhigay magaalada dhexdeeda si ay u quutaan dadka masaakiinta...

February 6, 2016

Naxash Inta Midigta loo Seexiyay ayaa Jirkiisii Laga Banneeyay Dhabanka Midig oo Ciidda Loo Dhigay…...

naxash

Camal falo adduunyada. Si wanaagsan ayaa loo galbiyay, ugu yaraan 30 gawaari isugu jirto nooc kasto ayaa maydkiisii lagu soo qaaday, waxuu ahaa aabaha 20 carruur ah, oo uu kan ugu yari reer lahaa, Farabadnida khalqiga...

February 6, 2016

Wax Badan Oo Naftaada Anfici Doono Ka Faa’ideyso Maalin Ka Mid Ah Noloshii Rasuulka..

nabimaxamedscw

Rasuulka Allah (scw) wuxu ahaa mid aad u naxriis badan waxaana uu ku yidhi Xadiis “ Kuwa naxariista , raxmaanka ayaa u Naxariista”. Rasuulku (scw) dhib badan ayuu kala kulmay Maka iyo gaaladii deganayd, ka dibna w...

February 4, 2016

Ma Ogtahay Xanuunada Ku Dhaca Bini’aadamka Inuu Ka Mid Yahay Xanuunka Istus-tuska…

diin (1)

Xanuunada ruuxad ku dhaca way badan yihiin waxaan ka mid ah istusnimada iyo inuu qofku jeclaado inuu caan noqdo. Rasuulka Allah (scw) ayaa yidhi “ Camalka yar ee istuska ahi waa sharki, kan colaadinaya Awliyada Alla...

February 4, 2016

Arin Aad ogtahay Balse Aad Iloowsan Tahay Maantaba Xasuuso Si Aad Qalbigaaga U Gilgisho..!!

download-115-160x106

Waa laguu meyrayaa'dabadeed waxaa laguu labisayaa karfintii, Adoo naxash saaran ayaa gurigaada lagaa bixinayaa'waxaa laguu sidaa qabrigaagii oo la sii diyaariyay. Dad badan ayaa ka soo qeyb galayo janaasadaada,qaar ho...

February 3, 2016

Qiso Cajiib Ah Oo Cibro Qaadasho Mudan (Nin Soddon Sano Qabri Ku Jirey Oo Aan Waxba Iska Bedelin)!

qabri

Waddo Laami ah ayaa la Dhisaayey. Waxay ku soo Beegantay Qabuuro Qadiim ah oo Qofkii ugu Dambeeyey Soddon Sano ka hor lagu Xabaalay. Culimadu waxay Fatwoodeen in Qabuuraha meel kale loo Wareejiyo. Ka dib waxaa la Maga...

January 30, 2016

Xakiimka Caqliga Badan Ayaa Khasaaraha ka dhiga Faa’iido! Jaahilkuna wuxuu belaayadda ka dhiga laba bel...

diin

Xakiimka caqliga badan ayaa khasaaraha fa’iido u roga. Jaahilkuna wuxuu belaayadda ka dhiga laba belaayo. Rasuulka Allah (scw) ayaa laga saaray magaaladiisa Maka, waxaana uu ka dhisay Madina dawlad buuxisay indhaha iyo...

January 30, 2016

MAXAAD KA TAQAANAAA FADLIGA AY LEEYIHIIN SALAADAHA SUNNOOYINKA.

sunno

FADLIGA AY LEEYIHIIN SALAADAHA SUNNOOYINKA. 1- Maxay yihiin Salaadaha Sunnooyinka ah oo la Raaciyo Salaadaha Waajibka ah)? 2- Meeqa Sunnooyin ayey ka kooban yihiin Dhamaan marka laysku wada daro? 3- Salaad Sun...

January 28, 2016

Qiso Gaaban Oo Aad U Xiiso Badan Kuna Saabsan Xulashada Lamaanaha Wanaagsan..

Xulashada-Lamaanaha-310x234

Markii wiilku u dhashay ayuu u tegay sheikh  arimaha bulshada ka fatwooda oo dadka kala taliya wixii ay uga baahdaan, waxaana uu ku yidhi : “ Sheekh wiil yar ayaa ii dhashay sidee ayaan u tarbiyadeeyaa”? Sheekhii...

January 28, 2016