Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Daawo Ebid Muuqaalkii ugu Qosolka Badnaa Ciyaaraha Kubada cagta : (Halkaan ka Daawo adaa yaabi doonee Mucjisooyinka Ciyaaraha Caalamka) !!!!!

Dhamaan bahda Kobciye.com Muuqaalkaan aad ayay ula dhaceen waxaana hubaal ah in aad ku dhex arki doontaan Muuqaalkaan Cajiibka ah Wax yaabo fara badan oo kaa yaabiya waliba aadan horay u soo arag.

Laacibiin caan ah oo hadane Saaxiibo ama isku koox ah ayaa is Dagaalaya waxaana ka xusi karnaa xiddigaha kooxda Fc Barcelona sida Gerard Pique iyo Dani Alves. Weeraryahano caan ah inta ay Kubada la dhaafaan ama u gambiyaan Boortayaasha ayay hadane si Cajiib ah u qasaarinayaan Kubada ama Goolka.

Waxaa kaloo ku jira Muuqaalkaan Ciyaartooyda Darbooyinka kulul oo Shabaqa Kubada ka dhex bixinaya awood darteed. Weeraryahan Mario Balotelli wuxuu Lugaha iskugu taabanayaa ama Jilaafayaa saaxiibkiis Weeraryahan Edin Dzeko.

Ciyaaryahan Leo Messi oo lagu tiriyo Laacibiinta ugu degan Maslaxa Ciyaaraha Kubada cagta wuxuu Kubad ku darbeenayaa Taageerayaasha kooxda Real Madrid oo buuq iyo caay raaxada uga qaaday. Ebid Rigooradii ugu Quruxda badneed waxaa dhalinaya Xiddig si cajiib ah dhulka uga kacaayo intii uusan tuurin ama dhalin Rigoorada.

Arinta na cajabisay ee Qof kasta oo Ciyaaraha Kubada cagta wax ka yaqaan uu ku Qosli doono waxa ay tahay Ciyaaryahan ku ciil baxay Calan wade hortiisa ordayay xili uu rabay in uu kubad Paaso kaas oo leh sidatan ” Naga hor leexo oo naga har inkaar kugu dhacdee muxuu ahaa waxaan ”

Waxaa jirta sidoo kale mar Kubada ay kaga dhaceeysa Ciyaaryahan Leo Messi dhanka Xaniinyaha kaas oo xanuunsanaya . Mid ka mid ah Xiddigaha Caalamka Ciyaarta oo socoto ayuu Ciyaaryahan kale oo ka soo horjeeday xambaarsanayaa. Mar waxaa garoonka soo dhex galaya oo Kubadii afka ku qaadanaya Eeey.

 

Halkaan Hoose ka Daawo Qosol Cajaaibka Ciyaartooyda Caalamka.

Related posts

Innaa Lillaah Waa Inaa Illeyhi Raajicuun: Dhacdo Xunuun Badan Oo Ka Dhacday Magaaladda Burco.

KaLaFoGe

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed Ciid Al fitriga

KaLaFoGe

Daawo Sawirada:Kooxda Waayaha Cusub iyo Fanaaniin kale oo Xalay Wacdaro ka dhigay Muqdisho.

KaLaFoGe

6 comments

Comments are closed.