Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

DAAWO VIDEO CUSUB:Xasan Aadan Samatar Oo Cashar U Dhigaya Ikraan Caraalle.

Al-fanaan Hassan Aadan Samatar iyo weliba Xiddigta Ikraan Maxamed Caraale ayaa wacdaro ka dhigay mar kale goob faneed dhowaan la qabtay, kadib markii ay halkaasi ku qaadeen hees cajiib ah oo dad badan soo jiidatay.

Waxaana la arkayay fanaanka xasan aadan samatar oo oo cashar dhanka akshinada ah ay ka dabo mataleyso fanaanada ikraan caralle bal daawo muuqaalka oo indhahada wax ku ara

HALKAAN RIIX OO DAAWO MUUQAALKA HEESTA

Related posts

Q2aad Socodka Badan Maalintii Dhowr Daqiiqo Waxtar Intee La’eg Ayuu Yeelan Karaa Saameyn Inee La’eg Ayuuna Caafimaadkaaga Ku Reebi Karaa??!!

KaLaFoGe

Barnaamijka Kobci Maskaxdaada Iyo Qodobada Albaabka Nolosha Aadanaha.

KaLaFoGe

Casharka 21aad ee Kitaabka Siirada Nebiga Muhammed SCW Iyo Geeridii Abii-Dhaalib.

KaLaFoGe

5 comments

Comments are closed.