Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

DAAWO VIDEO: Magaalada Bosaaso Oo Laga Furay Goob Lagu Caweeyo Oo Laga Wada Yaabay (Daawo Muqaalka)

Muuqaalkan aad arkeysan oo ah goob guri ah ayaa waxaa furtay qaar ka mid ah raga burcad badeeda oo iyagu haysta lacag waalan oo si fudud kusoo gasha kuwaas oo bilabay dhaqamo aad u fool xun iney sameyaan

HALKAAN RIIX OO DAAWO MUQAALKA YAABKA LEH

Muuqaalkaan Ayaa ah Mid Sharaf dhac ku ah diinteena suuban ee islaamka iyo dhaqankeena wanaagsan ee so jireenka iyo waliba dumarka soomaaliyeed oo ahaan jiray kuwa ka xishooda wax yaabaha xun xun.

Raggan burcad badeeda ah ayaa lasheegay in ay lacag aad u fara badan ku qarash gareeyaan la caweynta dumarka Soomaaliyeed iyagoo ka duubo video-yaal nuuc waliba leh

Shabakada xoghoose.com oo daba gasha xogaha ka qarsoon bulshada somaliyeed ayaa  Markii Muuqaalkaan uu Saagaray ayaan ka tirtirnay muqaalka qeybo badan oo aan soo bandhigi karin Anagoo firineyna Diinteena Suuban Iyo anshaxa saxafada intaba.

Mudooyinkii danbe waxaa soo kordhayay somalida fasahaaday oo qaarkood la arkayay iyaga oo diintooda suban ka gudbay.

HALKAAN RIIX OO DAAWO MUQAALKA YAABKA LEH

Xigasho dabagala Wararka Qarsoon  www.xoghoose.com

Related posts

Weli Miyaad Is Weeydiisay In Aay Noloshaada Sugeyso Tan Oo Kale Oo Aan Dib Kuusoo Mari Doonin Wax Walboo Ku Raadiso.

KaLaFoGe

Afar Qodob Oo Kuu Sahlayo Inaad Baabi’iso Fikirka Qaloocan Ee Naftaada Halista Ku Ah..

KaLaFoGe

Qeybta Koowaad Sababaha Rasmiga Ah Ee Keeno Furiinka Loona Baahan-yahay In Laga Fogaado.

KaLaFoGe

13 comments

Comments are closed.