Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Daawo Video: Milyaneer Ingiriis Ah Oo Isku Hor Dilaya Ehelkiisa Isagoo Isticmaalaya Kiniino Nafta Ka Gooya Iyo Dhakhaatiir Ka Caawinaya

Akhriste muuqaalkani waa mid muujinaya sida diin la?aantu halista u tahay, waa nin waayeel ah oo dhalashadiisu Ingiriis tahay, ninkani sida la sheegay waxa uu ahaa milyaneer, laakiin nolosha ayuu nacay oo waxa uu shaydaan ugu sheekeeyay inuu qudhiisa jaro,.

Kadibna isaga oo ehelkiisa la jooga ayuu dalbaday dhakhaatiir ka caawiya dawo nafta deg deg uga qaada, taas oo ah mid loo yaqaano Geerida Raaxada leh, sida ay aaminsan yihiin, laakiin waa Geerida Halaaga ah.

Muuqaalkan ayaynu ka faa?iidaysanaynaa qiimaha diinta iyo aaminsanaanta Alle (SW) leedahay iyo sida diin la?aantu if iyo aakhiro labadaba halaaga u tahay, Rabi Toobada ha ina waafajiyo jidka wanaagsan ee uu Raalida ka yahayna ha inagu dilo, Aamiin.

Halkaan Riix Oo Daawo Muuqaalka Cajiibka Ah Ee Kaa Yaabin Doono.

Related posts

Maxaad Ka Taqaanaa Sheeyga Rasmiga Ah Ee U fiican Koriinka Iyo Maskaxda Carruurta Soo Koreyso..?

KaLaFoGe

Gabadhii Waalidked U Samo Fashay Iyo ILLAAHEY Siduu Ugu Abaal Guday ‘Qiso Cajiib Ah Weliba Mudan Cibro Qaadasho’

KaLaFoGe

Jacaylku Waxa Uu La Mid Yahay Maandooriyaha Oo Ay Maskaxda Si Isku Mid Ah U Wada Firfircooneysiiyaan

KaLaFoGe

7 comments

Comments are closed.