Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Dhacdo La Yaab Leh Oo Aduunka Kusoo Biirtay “Daawo Sawirada”

Dukaan lagu iibiyo qoryaha dagaalka iyo xabadaha ayaa khidmadkiisa ku daray abaabulida aroosyada, iyadoo labada caruus la siinayo qoryo iyo rasaas ay ridaan waqtiga arooska, iyagoo bixinaaya lacag dhan seddex boqol oo dollarka Maraykanka ah ($300Us).

Waxay xaq u leeyihiin inay helaan wadaad isu guuriyo labada caruus oo naftiisa huwan qori ama bastoolad iyo rasaas iyo inay helaan qol lagu xiray ‘target-yo’ ay xabadeeyaan, si ay u bartaan xabad ridida iyo qori tuurka.

Dad badani oo xiiseeya qoryaha iyo ugaarsiga ayaa aad u soo dhaweeyay nidaamkaan cusub ee la’isu aroosaayo barashada qori qaadka iyo rasaas ridida, waxayna sheegeen dukaankaasi uu heli doono macaamiil badan oo u badan dadka Maraykanka ah iyo kuwa kale ee ka imanaaya dacalada Caalamka.

Dukaan 1 Dukaan 2 Dukaan 3 Dukaan 4 Dukaan 5 Dukaan 6 Dukaan 7 Dukaan 8 Dukaan 9 Dukaan 10

Related posts

ILA QOSOL Nasashada Isbuuca Kobciye.com Juxa: Muxuu Kaga Jawaabay Tirinta Dadka Waalan Oo Loo Diray..!!

KaLaFoGe

Gabadhyahay Weli Ma Isweeydiisay Ninkee Kuu Qalmo Midka Ahlu Diinka Ah Mase Midka Ahlu Maalka Ah..??!!

KaLaFoGe

Daawo Video: Rumeeyso ama ha Rumeeysan Jinni Qof badbaadinaya

KaLaFoGe

21 comments

Comments are closed.