Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Dumarka Jalaatada Jecel Oo La Ogaaday Iney Ka Dareen Kulul Yihiin Kuwa Kale..

Wali indhaahagu ma qabteen gabar aad u xiiseeso jalaato? Masa gabar makaa codsatay in aad hore ugu soo iibiso jalaato?

Daraasadaan oo ay soo saareen dhaqaatiir ityo baara yaal ku xeel dheer arinta laxriirta galmada iyo dareenka ayaa shoo saarary daraasadaan

Daqaartiis oo kala ah Alan Hirsch, M.D., Neurolog and Director Smell and Taste Treatment and Research Foundation di Chicago ayaa sheegay in gabadha jalaatada cunta ay ka dareen badantahay gabadha aan cunin jalaatada, waana astaan lagu garto in ay tahay gabadhaas mid dareenkeeda uu aad badanyahay.

Daraasdaan oo lagu sameeyay dadgaaraya 720 qof da’dooda u dhexeesa 24-39 sano jir, daraasada ayaa lagu ogaaday in dumarka xiiseeya cunista jaalatada ay aad ugu dareen badan yihiin, daraasada ayaa tilmaamtay dumarka laqabo habeenka ay galmo karabaan ragooda in ay ku dareen galiyaan qaabka ay u dhuuqayaan jaalatada taas oo la micno ah in ay xaaskaaga habeenkaas aad kuugu baahantahay.

Cunista jalaatada waa qeyb kamid ah dooqa dumarka, waana kuwa ugu badan ee cuna jalaatada marka laga soo tago caruurta, qofka isticmaala jir ahaan wuu ka dabacsanyahay jaalatada inta badan waxay sababtaa in uu qofka cayilo.

Related posts

Daawo Subxanallah Nin Wiil Uu Awoowe U ahaa Fal Naxdin Leh Kula kacay Laguna qabtay ( Toos U Daawo )

KaLaFoGe

DAAWO: Gabar 13 jir Somali ah oo Killi ay kala baxeen Sacuudigu, sidoo kalena Lug ay ka jareen iyo sababta..!

KaLaFoGe

Qiso Kaa Ilmeeysiin Doonto Aay Ka Sheekeeysay Gabadh Nolol Adag Kusoo Kortay.

KaLaFoGe

29 comments

Comments are closed.