Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Gabar Tareen xaday: Qiso ka yaabisay Dalka Sweden!!!!

Gabar ka shaqeysa qeybta nadaafadda Tareenadda ayaa arin aan laga fileynin ku dhaqaaqday,kadib markii ay xaday furaha Tareenkii ay dhaqaysay,lamana yaqaan ilaa iyo hadda waxa ku kelifay inay xaddo Tareenkii ay dhaqaysay.

Dhacdadan oo ka dhacday Magaaladda Stocklom ayaa waxaa ku dhaawacmay gabadhii tuugadda aheyd ee Tareenka xaday,waxaana burbur xoog leh soo gaaray guri ay gabadhan Tareenka la gashay.

5-Ruux oo guriga ku sugnaa ayaa ka baxsaday dhaawaca,waxaana shilkan ku dhaawacmay gabadhan nadiifiyaha Tareenka qaabilsaneyd oo da’deeda lagu sheegay 22-sannoay dhaqaysay kadibna guri ka ag-dhawaa.

Wararku waxa ay sheegayaan in gabar labaatan jir ah oo ka shaqeeysa nadaafadda dhaqidda ay ka dambeysay falkan, iyadoona soo xaday tareenka oo faaruq ah.

Related posts

Maxaa Kordhin Kara Jaceylka Iyo Daryeelka Ka Dhaxeeyo Ninka Iyo Xaaskiisa..??

KaLaFoGe

Raacista Basaska Dadweynuhu Waxay U Fiican Tahay Caafimaadka Wadnaha, Macaanka Iyo Dhimista Miisaanka.

KaLaFoGe

Cajiib:- Buur Figteeda Ayey Ku Gashay Sawirro Anshax Xumo Ah Markaasaa Lagu Eedeeyey, In Ay Sababtay Dhul Gariir..

KaLaFoGe

8 comments

Comments are closed.