Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Hadii Aad Tahay Aroos Cusub Ka Fogow Qodobadan….

Wax dhib ah kuma sugna inad guursato Nin ama Naag dhigaada ah, Balse waxaa Su’aal ah Lamaanaha is guursanaayo ma yihiin kuwa kasoo bixi karo Masuuliyada saran ?? Hadii aad tihiin lamaane Is calmaday daacadna isku ah iga gudooma Qodobada Soo socda oo kala ah :-

1-      Hadii aad gasho aqalkaada Fadlan ka fogaaw inad sameyso Ficil cabsi galinaaya Qaaligaaga ama Qaaliyadaada. Sababtu waxa ay tahay waa kulanka ugu horeeya ee aad qaadaneysaan

2-     Waxaa waajib kugu ah inad ilaaliso Sirta Qaaligaaga ama Qaaliyadaada hana u gudbinin Sirtaasi asxaabtaada

3-     Waxad ka fogaataa wax waliba ee kugu beeri kara Cabsi, sida khilaafkii idin dhex mari jiray labadiina

4-     Ha ilaabin inad qanciso Qaaligaaga ama Qaaliyadaada, hana moogaanin kulankiina inuu ahaan doono xiligaasi kulankii ugu horeeyay ee aad sameyn doontaan

5-     Hadii aad la kulanto Fashil ku imaado Xubintaada ha quusan ama niyada ha iska jabin ee iskuday inad sii xoojiso dadaalkada, hana ilaabin in Bani’aadamka uu yahay mid ku xeel dheer isbedelka ama cabsida ee ha quusan ‘’Ciyaar waa galinka dambe’’.

6-     Iska ilaali inad adeegsato awood buuxda habeenka kugu horeysa !!!

7-     Inta aadan sameyn Haasawida sariirta ama loolanka iskuday inad niyada ka dhaadhiciso inad tahay Ninka ama Naagta ugu qaalisan Dunida oo idil …. si aad ugu guuleysato Imtixaanka ku horyaala

8-      Hadii uu dhaco qalad ama Isticmaal xumi idin soo wajahda Jooji Su’aasha ee isku day Wareega soo socda ama kan Labaad inad saxdo Qaladkaasi.

9-      Ugu dambeyn Asxaabtaada uga sheekeyn loolanka ama weerarka aad is-dhaafsaten.

Related posts

Maxaad Ka Garaneysaa Labada Qodob Ee Ugu Waaweyn In aay Burburiyaan Jaceylka Dhabta ah..!!

KaLaFoGe

Maamulka Somaliland Oo Maanta Masaafuriyay Baadari Weyn Oo Diinta Kirishtanka Ku Faafinayay.

KaLaFoGe

Talefannada Gacanta Ee Iphone S6 Iyo S6 Plus Oo La Ogaaday In Ay Adkaysi Badan U Leeyihiin Biyaha

KaLaFoGe

25 comments

Comments are closed.