Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Ka Faa,ideyso Astaamaha Gabadha Romantica Lagu Garankaro.

Astaamaha gabadha Romantic-ka ah waa mid siyaabo kala duwan lagu ogaan karo balse waxaan jecelnahay inaan soo bandhigno Dhowr qodob oo ka turjumaya Gabadha Raaxada badan.

Ereyga Romantic waa luuqad Qalaad hasa ahaatee aan wada fahmi karo ujeedada aan u isticmaalayana waa uun in Qofku yahay qof Raaxada wax badan ka yaqaan nuuceey doonto ha ahaatee hasa u qaadan tan Gogosha uun kaliyah Raaxada.

Gabadhu iskama noqoto Romantic ee waa laga dhigtaa, Hadalada macaan , Naxariista, Daganaanta,Samirka iyo Dulqaadkaba waa midaad Dumarka ka kasban karto waxaana gabadhu lagu ogaadaa ineey Romantic tahay Siyaabahaan ay waxaan idiin soo bandhigayaan.

-in Gabadhu waqti walba tahay mid Xusta Magaca Alle kula jecel wanaaga , Ahlu diin hadii ay gabadhu tahay waa mida ugu fiican hablaha waana hubaal inaad ku Degi doonto.

-In gabadhu mar waliba kaaga sheekeyso nolol hormar wadata soo bandhigto oo uu carabku soo xado hadalo ay kamid yihiin Booqashada dhulka dhirta leh .

-In Gabadhu waqtiyada qaar ay ka fakarto nolosheeda danbe iyo waxyaabaha aad usameyneyso hadii aad is calfataan , gabadh walboo kusii weydiisaa waxay qiimeyneysaa inaad wada dhisan kartaan nolol is fahan leh waxaana ka go’an ineey Raaxo kugula noolaato adigana raaxo kusiisaa.

-In waqti waliba ay usoo labisato si ka gadisan sidii aad kolkii dhaweyd ku kulanteen, ineey waqti badan ku bixiso ineey ku farxad galiso.

Maskaxdaadu waxay kuu sheegtaa mararka qaar waa run , hadii ay ku dhahday Gabadhani waa mid noloshaada farxad galisa ku dhaqaaq oo rumeyso maskaxdaada.

Qodobadaas iyo kuwa kaloo kasii badanba waxaa lagu dareemaa in gabadhu ay tahay qof Noloshaada raaxo siin karta, waxaana wiiloow kula haboon inaadan sii deynin inantaas.

Related posts

Su’aal Maskax Aad U Fiiri Dheer U Baahan, Qofkii Ka Jawaaba Waan Soo Bandhigi Doonaa..

KaLaFoGe

Qiso Cibro Qaadasho Mudan Oo Aan Si Sahal ah Looga Kabsan Karin Kuna Dhacday Wiil Soomaaliyeed.

KaLaFoGe

Qiso Cajiib Ah: Dalka Sucuudiga Gabadh Ka Dhaaratay Inay Guursato Kadib Markii Riyo Ay aragtay Loogu Fasiray In…

KaLaFoGe

14 comments

Comments are closed.