Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Labo Qodob Oo Muhiim U Ah Qaabkaad U Xulan Laheed Qofka Aad Nolosha La Qeyb San Lehed.

Inta badan Lamaanahu waxay isku doortaan Dookha Dabeecada, Lacagta, iyo Tilmaamo si sahal ah kusoo dhamaan kara waxaase Maanta idiin heynaa labo qodob oo Muhiim ah waqtiga aad dooranaysid Lamaan nolol kula wadaaga.

1: Diinta iintu waa muhiim qof walbana waxa ugu horeeya ee ku dooranayso ha ahaadan diinta, diintu waxay ka reebeysaa dhaqamada xun xun waxay qofka ka ilaalineysaa waxyaabaha foosha daran.

2: Aqoon:- Waa mihiim in qofka aad nolosha la wadaagayso leeyahay Aqoon ku filan si awlaada aad beri wadaagtaan unoqdaan kuwa ehel u ah Aqoonta ,waana muhiim in qofku leeyahay aqoonta nuucyadeeda kala duwan tu maadi iyo mid gaar ahaanba,

Related posts

Cashar Aad U Muhiim Ah Oo Aqoon Badan Kaa Siinayo Haweenkii Rasuulka SCW.

KaLaFoGe

Daawo Video Dhibaatada Taalo Qurbaha: Haween Somali ah oo raadineysa…

KaLaFoGe

Darawal gaari rakaab waday oo danbi ku muteystay fariin uu diray !

10 comments

Comments are closed.