Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Naagtiisa Ayuu Maseyr Dartiis U Gowracay (Daawo Sawirada)

Ivan Esack, oo ah nin 38 jir ayaa shalay waxaa xukun ku riday maxkamad ku taala wadanka Ingiriiska kadib markii lagu helay dambi ah inuu dilay xaaskiisa.

Ninkaan ayaa la sheegay inuu u dulqaadan waayay xaaskiisa oo saaxiib la noqotay nin kale.

Esack ayaa marar badan u digay xaaskiisa. Ninkaan ayaa dukaan kasoo gatay mindii iyadoo cameradaii dukaanka ya qabay isagoo gaadanaya mindidaas.

Gacan ku dhiig lahaan ayaa xaaskiisa ku dhex dilay goob ay ka hawl gali jirtay oo ay ku lahayd meel timaha lagu hagaajiyo, haweeneydaan ayaa da’deedu ahayd 33 jir





Ninkaan ayaa lasheegay inuu si fool xun u dilay haweenaydaas isagoo 11 jeer mindida uga muday qoortra iyo xabadka.

Dilaagaan ayaa qirtay inuu dillay xaaskiisa isagoo aysan ka muuqan wax murug, damqasho iyo khushuuc ah.

Related posts

Akhriso Murtida Ugu Xooga Badan Bishaan Iyo Shabakada Kobciye.com Hadaba Ka Faa’ideyso.

KaLaFoGe

Buurnida Iyo Dhuubnida Badaniba Waxa Ay Halis Ku Yihiin Dhalmada Dumarka, Bal Akhriso Sababtu Maxey Tahay??

KaLaFoGe

Casharka 23aad ee Kitaabka Siirada Nebiga Muhammed SCW Iyo Dhibaatadii reer Daa’if.

KaLaFoGe

14 comments

Comments are closed.