Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Sadax Qodob Oo Ku Ogaan Kartid Xariirka Beenta Ah…

Inta badan Lamaanuhu waa kuwa meelo fog fog wax ka eegaya balse aynaan sahal u eheen in waqti dhaw uu ku garto in Lamaankiisu yahay qof Daacadnimadu ka dheertahay.

Hadaba Kobciye.com ayaa idiin soo bandhigeyso Qodobo lagu garto qofba aanu xariirka Haasaawaha dhab ka ahyn .

-. Balan la’aan : daacadnimada qofka wax yaabaha ugu waa wayn ee lagu garto ayaa ah in uu dhooro balanta, hadii aad mar aragto qofka oo aan tix galin xiliga balanta waa laba arimood midkood in qofkaas uu ku jecleen iyo in uu xiligaas aad balanteen uu la balansanyaay qofka kale ee laguugu dulwado.

-. Mashquul Aan Jirin: wuxuu ku andacoodaa in uu mashquul yahay wuxuuna soo tiriyaa qofka wax yaabo badan uu kuu muujin karo in uu mashquul yahay, xiligii dan ay kaa gasho wuxuu la soo kala baxaa cududaaro tiro badan aadan maleesan karin.

-. Codsiyo Tiro Badan: in wax lakala codsado labada lamaane waa muhiim hasa ahaatee codsiga aan ka hadleeno ayaa ah mid ku tusinaya in qofka aad la socoto ku waydiisto wax yaabo qaar aadan awoodin ama kulan kasta shuruud kaaga dhiga in aad keento wax yaabo, waxaadna ka garan kartaa qofka markii uu wax kaa codsado wuu ka xishoonayaa in uu marlabaad hadane codsi ku waydiisto laakiin qofka aan ku rabin uma jixin jixo wax yaabahaas markasta codsigiisa wuu soo taaganyahay.

Related posts

Sheeko Gaaban Oo Aad U Xiiso Badan Muxuu La Kulmay ‘Ugaaskii soo habaabay’..

KaLaFoGe

Waxaan Ahaa Gabar Nolosha Jaceyl Balse Waxaan Dhex Galay Xumaan Midii Ugu Xumeyd Oo Aan Gadaal Kasoo Baraarugay ‘Bar Bannaan Baan Taaganahay’.

KaLaFoGe

Qiso Gaaban Oo Cajiib Ah Kana Turjumeyso Jaceylka Aay Asxaabta U Qabeen Rasuulka Scw..

KaLaFoGe

16 comments

Comments are closed.