Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Si Live Ah Oo Toos Ah Ayaad U Daawan Kartaa Cayaarta Xiisaha Badan Ee Man United Vs Liverpool.

Kulanka Darbiga ah ee xiisaha iyo xamaasada gaarka ah xambaarsan ee taageerayaashu wada sugi la yihiin ee Man United Vs Liverpool ayaa warbaahinta Xoghoose.com ay akhristayaasheeda u sahashay iyagoo gurigooda jooga ama goobtooda shaqo iney webka si toos ah uga  Daawadaan Cayaartaasi Xiisa Badan.

Saacado Kooban ayaa ka harsan waqtiga cayaarta oo aan si toos ah idinkugu soo bandhigi doono haduu eebaha awooda leh on golaado ku xirnow marwalbo warbaahinta xoghoose.com

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO CAYAARTA XIISAHA BADAN

Related posts

Xikmada Maanta Ee Shabakada Kobciye.com Iyo Qalinkii.Sheekh Maxamed Idriis

KaLaFoGe

Calaamadahaan Sidoodaba Waxaa Lagu Gartaa Qofka aan Ku Socon Wadada Guusha Hadaba Ka Fogoow Arimahan.

KaLaFoGe

Qoys Soomaali ah oo ka Kooban 21Qof oo Loo La’yahay Guri ay ka Wada Deggaan Dalka Mareykanka.

KaLaFoGe

2 comments

Comments are closed.