Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Tartan Kubada Cagta Ay Soo Qaban Qaabiyeen Ciidamada Jabuuti Oo Galabta Baledweyne Kuso Idlaaday (Daawo Sawirada)

Tartankan kubada cagta oo ay so qaban qaabiyeen ciidamada nabad ilaalin ee amisom kana socdo wadanka jabuti ayaa manata laga sogabagabeyay magaalada baledweyne ee xarunta gobolka hiiran

Tartankan ayaa socday mudo todobaad ah ayaa manata lagu sogabgabeyay magalada baledweyne waxana tartankaas kuguleysatay koox kasocotay xafaada kooshi oo kabadisay kooxda kasocotay  xafada howlwadaag  waxana ay cayaarta ku dhamatay Hal Iyo Eber oo aay guusha ku racaday  kooxda kasocotay xafada kooshin

Saraakiil kasocotay ciidamada nabad ilaalinta  midawga afrika oo kusugnaa goobta ayaa sheegay in ay kaga gol lahaayeen is dhaxgalka bulshada in ay kor uqadeen.

Korneyl cisman dubad oo ah kornelka hogaaminaa ciidamada amisom ee kusugan gobolka hiiraan ayaa shegay in talabadan ay tahay mid horumar ah sarana lgu qadaa nabada kabilabatay gobolka

Gudiga cayaaraha gobolka ayaa siweyn uso dhaweyay  tartanka cayaraha oo manata lagu sogabagabeyay magalada baledweyne ee xarunta gobolka hiiraan  waxana ay shegeen in ay ku boorinayaan  maamulka gobolka iyo hayadaha samafalka ka how galo magalada baledweyne

tartankan oo ah mid  wax badan kabadali doono muraalka dhalin yarada ku nool magalada baledweyne ee gobolka hiiraan  wana talabadii ugu wanagasaneed  oo ay qadaan ciidamada amisom tan iyo markii ay sogareen baledweyne.

Related posts

‘Aabo Ka Daa Sidaan Ku Keenay Ma Ogidee’ Qormo Xiiso Badan..

KaLaFoGe

Dadka U Dabacsanaa Dulleeyahood!!! Labo Qiso Oo Cajiib Ah In Badana Kaa Yaabsan Doono..

KaLaFoGe

Faa’idooyinka Ay Leedahay In Qofku Maalin Kasta Xabbad Beed Ah Oo Karsan Uu Cuno..

KaLaFoGe

2 comments

Comments are closed.