Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Waa Tee Fanaanada Loo Aqoonsaday Iney Ugu Jiliin Ficantahay Dhanka Heesaha Jeceylka+Sawiro.

Fananada Canka Ah Ee Laki Xaaji Wacays Ayaa Loo Aqoon Saday Inay Ka Mid Tahay fananinta Ugu Jilida wanagsan heesaha Jaceylka Kadib Heesta Hanadow Oo dhawaan Soo baxday Mauqaal yaba leh.

Fananadani Oo muqaal Qurxoon Soojiidasho Ku Dhehan tahay leh Ayaa Xiligani waxay Noqotay Fananada Keentay heeskasta Oo Ay Qadayso Qaabkeeda,Iyadoona Qimeyn Weyn lagu Siyey Qaab ka Qurxoon labiskeeda.

Hadaba Qaabka Jilida wanagsan waxa Horay u Qatay Fananin Dhanka Dumarka Ka mId yahiin fananada Caawo Kiin,Amino Dhool,Iyadona Xiligani Laki xaaji wacays ladhahi karayo Waa Fananada Ugu jilida wanagsan.

Horay Muqaalo fananada u Soo saartay waxay Mujinayan fanada Oo Aad jaceyl ugu tabalaysan.

laki-haji-wacays_1laki-k

Related posts

Ficil Kastaa Waxa Uu Leeyahay Duruuftiisa, Sidaa Awgeed Ogoow Wax Kasta iney Yihiin Dhaxal Aad Waalidka Ka Dhaxasho.

KaLaFoGe

Xiriir Kastoo Jaceyl ah Waxaa Lagama Maarmaan U ah In Laga Helo Labadaan Arimood..

KaLaFoGe

Sawirkan Waa Gabar Yar Oo Muqdisho Joogta Oo Qaadatay Go’aan Cajiib Ah Waa markii Ugu Horeysay…

KaLaFoGe

10 comments

Comments are closed.