Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Wariyihii Aljazeera Suuriya oo u geeriyooday Xabad Si toos ah ugu dhacday, Daawo Isagoo ay xabdu Kudhaceyso.

Maalinimaddii shalay ee Jimcaha ayaa waxaa dalka Suuriya ku geeriyooday Wariyihii Al jazeera ee Suuriya Maxamed Musaalima Alxuuraaani oo mudo Sanad ah uga soowaramayay TV-ga Aljazeera Qeybtiisa Carabta Lahadasha.

Alla ha u naxariistee Wariyaha xabad wiifto ah ayaa ku dhacayday isagoo barnaamij Live ah ka sameeynayay Dagaalka ka socda Koonfurta Suuriya waxaana sawirka ka muuqanaya isagoo ay xabbaddu haleeleyso oo dhulka ku dhacaya.

Halkaan Ka Gujji si aad u daawato Muuqaalka Wariyaha oo ay Xabaddu ku dhaceyso .

ki

Related posts

Maalintaad iga fogaatay qalbigeyga dhowr cad ayuu u qeybsamay qeyb walbo oo.. ‘Xikmadaha Jaceylka Isbuuca’..

KaLaFoGe

Qiso Cajiib ah Cibro Qaadashana Mudan “Maxaan ilmo U Dhali La’nahay”..!!!??

KaLaFoGe

Maxaad ka taqaanaa dhagaxa Kilyaha gala iyo dhibatooyinkiisa? ‘Barnaamijka Caafimaadka Kobciye.Com

KaLaFoGe

5 comments

Comments are closed.