Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Akhriso Sadax Ilood Oo Ka Mid Ah Illaha Jannada Magacyadooda Iyo Waxa Laga Faa’ido..

ILLAHA JANNADA.

1- Isha Tasniim: Waa wax ay Cabaan Ahlu Jannaha, waana waxa ugu Sharafka badan Jannada oo ka Sameysan Raxiiq Al Makhtuum (Ubaxa Carfa) oo ay Cabaan kuwa Allaah uu soo Dhoweeyey, waxaana loogu Daraa Miski, kuwa loo yaqaan Asxaabul Yamiin, waana meesha Allaah Dadka faray iney u Baratammaan.

2- Isha Salsabiil: Waxaa leh Ahlul Yamiin, waana Cabitaan lagu daray Zanjabiil.

3- Isha Kaafuur: Waxaan leh Abraarta, waana Cabitaan aan lagu Sakhraamin, oo Qofka Cabaa ka Farxisa Farax badan oo aanan iyadoo kale Dunida Yaalin, waxaana jooga Wiilal Mukhalladuun ah oo u Eg Luul la Daadiyey oo ku Wareegaaya Koobab Dahab iyo Qalin ah.

======================

(ILAAHOOW JANNADAADA NOOGU ARZAAQ).

W.Q:- Macoow Ustaad.

Related posts

Maxaad Ka Garaneysaa Hadalada Ugu Amakaaga Badan Ee Aay Isla Dhex Maraan Dumarka Soomaaliyeed??!!

KaLaFoGe

DAAWO ARIN ARGAGAX LEH:-oo Somalida London Haysatay iyo Labo Dumar oo isqaba VOA oo soo Bandhigtay Arimo Badan (DAAWO MUQAALKA)

KaLaFoGe

Gabadha Ku Cusub Nolosha Waa Inee Ka Fogaataa 15-kaan Qodob Ragu Aaysan Jecleyn.

KaLaFoGe

3 comments

Leave a Reply