Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Bilaal Gabadhuu Doono Lama Diido, Mid Ka Mid ah Darajooyinka Aduunka Ee La Siiyay Bilaal.

Darajada ilaahay Cidda uu la doono ayaa Hesho, Bilaal wuxuu ahaa Addoon la yaso, oo lagu Shaqeysto, Islaamku wuxuu Gaarsiiyey, Darajo Cajiib ah, oo aad u Qiima badan.

Wuxuu noqday haddii uu Gabadh doono inaan loo Diidin. Waxaa waayadii Dambe Dhici jirtay, haddii Nin ka mid ah Muslimiinta ama Saxaabada Nabiga CSW, uu Damco inuu Reer Gabar ka doonto, inuu u tegi jiray Bilaal oo uu ka Codsan jiray inuu la doono Gabadhaas, waayo waxaa Caan ahayd oraah ay Muslimiinta Dhexdooda is Oran jireen oo aheyd:- Bilaal Gabadhuu doono lama Diido.

Reerka Gabadha laga doonayo badanaa haddii aanu Ragga Gabadha Doonaya uusan la soconin Bilaal ma aanay Bixin jirin Gabadhooda. Qolo Gabar Dooneysa oo uu Bilaal la socdana maloo Diidi jirin, mana Dhicin in marna loo Diido.

================================

(ALLOOW ISLAAMKA U GAR-GAAR).

W.Q:- Macoow Ustaad.

Related posts

DAAWO VIDEO:-Haweeneey Garoob Ah Oo Sir Culus U Sida Gabdhaha Aan Weli Guursan iyo kuwa Guurku Ku Cusubyahay(Daawo muqaalka)

KaLaFoGe

Qeyb Kale Oo Kamid Ah Sidad Naftaada U Hagaajin Laheyn Una Bari Laheyd Anshaxa Iyo Dhaqanka Dhowrsoon..

KaLaFoGe

“Dhanbaalkaan U Diri Jirey, Ileen Looma Dhiibeyn: Q3aad Bogeenii Dhanbaalada & Qalinkii WaaSuge”

2 comments

Leave a Reply