Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Cajiib: Gabadh Soomaaliyeed Oo Soo Bandhigtay Sadax Nin Aay Saaxiib La Aheyd Iyo Sidii Aay U Kala Adeegsan Jirtay.

Gabar Soomaliyeed oo Magaceeda lagu so koobay Hamdi kuna Nool Dalka ingiriiska ayaa Lasheegay in Mar Qura ay Saaxiib la Noqotay Sedex Wiil oo Kuwada Nool isla dalkaas ingiriiska .

Hadaba Gabadhan Ayaa la Sheegay in ay Wiilashaasi Lasaxiibta waxa ku Qasbay Ineey Tahay iyada laba kamid ah dan ku Fushaneysa, Midka Sedexaadna uu Yahay Midka ay jeceshahay oo ay Qalbiga amaahisay mustaqbal wanagsane ka rajeeyneysa,

Ha yeshee Labada danta lagu Fushanayay ayaa Midka Ka Mid ah waxa uu ahaa Taksiile oo Marka ay Meelaha Dhaadheer Rabta ayeey adeegsan Jirtay iyada oo aan wax lacag ah Bixinin,

Lakin Midka labaadna Waxa uu Bil Walba ka Dabari Jiray Biilasha Reerkooda oo Soomaliya Ku Noolaa uu lacag u diri jiray taasi oo dhan 150$ Dollar,

Iyado Midka Sedexaad oo ay Jecleydna la Sheegay in iyada Waxa ay soo Hesha Siin Jirtay Xiliyada Qaarna ayba ka Dabari jirtay marka ay Baararka aadaan oo Casha Fududud Kasoo Cunayaan oo qarashka ku baxaya cashada habeenkaas ayey dusha u ridan jirtay,

Hadaba shabakada Kobciye.com ayaa akhristayaasheeda weeydineysa sida qof waliba aragtidiisa ah ee loogu kala gar qaadi kara sadaxdan qof oo arin dhibaata leh ay kala haysato marka laga reebo qofka sadaxaad oo saaxiibkeed ah oo jaceyl ay la wadageeysa…..

Related posts

Q24aad Sheeko Gaaban Oo Cajiib ah Lana Magac Baxday ‘Samatar iyo Sooyaalkii Silloonaa.’ Qalinkii Cabdiraxiin Hilowle Galayr.

KaLaFoGe

Kala Barro Farqiqa U Dhaxeeya Dadka Fikirka Fiican Iyo Kuwa Fikirka Gaaban..

KaLaFoGe

Isbedelka Iyo Ahmiyada uu u leeyahay Nafta “Qormo Ku Saabsan Isbadalka Nafta”.

KaLaFoGe

19 comments

Leave a Reply