Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Daawo Muuqaal Cajiib Ah Dhalinyarada U Damaashaad Tagto Xeebta Liido Oo Bandhigay Musaarico..!!

Dhalinyarada Soomaaliyeed Ee u Dalxiis Tago Xeebta Liido ayaa laga soo duubaa muuqaalo cajiib ah maalmaha jimcada ah haba u badnaatee.

Muuqaalka maanta idiin soo xulnay ee laga soo duubay dhalinyaro qaab cusub oo musaarico ah kusoo bandhigeyso xeebta ayaa in badan la fajici doontaa sida aay usoo min guuriyeen dagaalka weji-ka-weji ee caan ka noqday dunida oo idil.

Muuqaalkaan ayaa dhalinyaro badani isku soo xoomeen si aay u daawadaan madadaalada cusub aay dhalinyaradaan soo bandhigayaan

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA.

Related posts

Dardaaran Waayeel Odaygii Arkay Wiilkii Murugugeysnaa Iyo Dardaarankii Muhiimka Ahaa Ee Uu Siiyay..

KaLaFoGe

Aqoon Kororsi:- Wax Badan Aadan Ogeyn Ka Baro Mucjisaadka Nabiga CSW.

KaLaFoGe

Qeybtii Shanaad Waxaan Ahaa Gabar Islii Shaax Ku Kariso Lakin Nin Baa Qisadaan Xun Qalbigeyga Ku Reebay…

KaLaFoGe

Leave a Reply