Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Daawo Muuqaalka Aadan Aamini Karin Oo Gebo Gebo U Ah Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.

Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde International ee Magaalada Muqdisho, ayaa meel aad u wanaagsan maraya, ayada oo durbaba la dareemayo bilicda cusub ee Garroonka uu yeelanayo.

Dhismahan ayaa waxaa wada dowladda Turkiga oo si wanaagsan u caawineysa Soomaaliya, waxaana hadda meel gebo gebo ah maraya terminal caalami ah oo loo dhisay garroonka Aadan Cadde. Weli fari kama qodna howsha dhismaha, hase yeeshee Terminal-ka caalamiga ah ayaa mar dhow howl gali doona.

Sawirro cusub ee laga soo qaaday garoonka ayaa muujinaya is-beddel weyn oo garroonka ku socda, ayada oo la dareemeyso in hadda uu la mid noqonayo garroomada caalamiga ah ee dalalka horumaray.

1

2

3

4

5

6

Related posts

Gabar Yahay sidee U Daryeeleysaa Cagahaaga Quruxdoodana Usoo Saareysaaa..??!!

KaLaFoGe

La Imoow Sagaalkaan Qodob, Hadii Aad Dooneysid Inaad Hogaamisid Bulsho Ama Koox.

KaLaFoGe

Wuxuu u Qeylinayay si xoog leh, Balse Wuxuu Dhintay Markuu Caanihii Cabay..!!

KaLaFoGe

3 comments

Leave a Reply