Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Daawo Video Muuqaal Cajiib Ah Aan La Aamini Karin Oo Laga Soo Duubay Labo Yaanyuurood..!!

Muuqaalkaan cajiibka ah ee laga soo duubay labo yaanyaaruud ama laba bisadood ayaa kaa yaabin doono sida aad ku daawan doonto muuqaalka.

Muuqaalkaan mucjisada ah ayaa waxaad moodaa inaad daawaneyso jilayaashii caanka ahaa ee Jeckie Chan lakin waa labo yaanyuurood oo si isku dagaalayo sida iney yihiin Jeckie Chan iyo Jet Lee.

Muuqaalkaan markaa daawato ayaa la yaabi doontoo sida feerka leyskugu ridayo iyo sida leyskaga difaacayo waana muuqaal dhab ah oo wiil kasoo duubay labo yaanyuurood oo joogtay xaafadiisa ama gurigiisa ku yaalo islii.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka.

Related posts

VIDEO: Wiil Soomaaliyed oo Taarikhda Caalamka baal dahab ah ka galay. (Taloow Maxuu Sameyay)

KaLaFoGe

Ma Dooneysaa In Aad Kordhiso Inta Saacadood Ee Uu Ku Hayo Batariga Laptop-kaaga.

KaLaFoGe

Sidee baad is leedahay waa kusoo jiidan kartaa ruuxa aad jeceshahay (Halkaan Ka Baro)

KaLaFoGe

Leave a Reply