Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Waa Maxay Qofnimada Wanaagsan Sideena Lagu Kala Gartaa Qofka Wanaagsan Iyo Qofka Xun..?

Waa maxay Qofnimada Wanaagsan?

Waxa la yidhi nin la odhan jiray Ibn siyad ayaa weydiiyay nin kale, waa maxay shakhsiyadda wanaagsni? Ninkii waxa uu ku jawaabay. Waa afar astaamood in laga helo.

Waxa uu yidhi qofku waa in uu danbiga ka fogaadaa, waayo qofku haddii danbi galo waxa uu noqonayaa qof liita.

Waa marka labaade waa in uu noqdaa qof maalkiisa iyo xoolihiisa hagaajisa oo aan daadaadin, waayo qofka xoolihiisa daadaadiyaa dadk kale ayuu hadhow u baahdaa shakhsinnimadiisiina halkaasay ku dhimatay.

Waa ta saddexaade, waa in uu noqdaa mid ku dedaala in uu daboolo baahida qoyskiisa , waayo qofka ay reerkiisu u baahdaan dadka kale isaga oo nool waa uu ku daayay.

Waa ta ugu danbaysee waa in uu ka fiirsadaa oo uu yaqaannaa cuntada iyo cabbitaanka waxa ku habboon noloshiisa iyo caafimaadkiisa, ka dibna ku dadaalaa.

DHAMAAD

Source Faaido

Related posts

Daawo Sawirada:Raashinka La Cuno Bisha Barakeysan ee Ramadaan Wax Badan ka Baro Nooca Rashinkaasi.

KaLaFoGe

Wax Badan Ka Ogoow Fadliga Iyo Nimcada Aay Leedahay Xusida Illaahey Oo Aad Joogteyso..

KaLaFoGe

Qeybtii Lixdan Iyo Shanaad “65” Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo Mucjisadii Dahsooneyd..!! “Sheeko Xiiso Badan”.

KaLaFoGe

3 comments

Leave a Reply