Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Boqortooyada Sacuudiga oo Shaacisay xilliga ay bilaabaneyso bisha barakeysan ee Ramadaan

Maxkamadda Sare ee dalka Sacuudiga ayaa goor dhoweyd shaacisay maalinta uu bilaabanayo soonka bisha Ramadaan ee sanadkan.

Maxkamadda sare ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa go’aamisay in maaainta Beri ay noqon doonto maalintii ugu dambeysay ee Bisha Shacbaan (30-ka Shacbaan) oo la dhameystirayo bisha.

Waxay maxkamaddu ku dhawaaqday in maalinta Sabtida ah ay tahay maalinta koowaad Ramadaan, sanadkan 1438 Hijriyadda. Dalalka kale ee Sabtida ay u bilaabaneyso Bisha Ramadaan ayaa kala ah: Imaaraadka, Baxreyn, Yeman, Kuweyt, iyo dalal kale.

Go’aankan ayaa ka dambeeyay kadib markii la sheegay in waayay bishii Ramadaan oo laga raadiyay gobollada kala duwan ee boqortooyada Sacuudiga, iyadoo ay maanta u ahayd 29-ka Shacbaan.

Related posts

Qiso Gaaban Oo Aad Iyo Aad U Mudan In Lagu Cibro Qaato Iyo Ninkii Illaah Tawakashay Wuxuu La Kulmay Asagoon Fileyn..!!

KaLaFoGe

Fikirka iyo Nolosha – Qalinkii Sakariye Saxardiid Axmed “Awaare”

KaLaFoGe

Cajiib Raggu waa Wada Rag Lakiin Waa Lasii Kala Ragsan Yahay Iyo Sheekadii Gaabneyd Riyadii Rumoowday.

KaLaFoGe

1 comment

Leave a Reply