JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

Ninka Soomaaliyeed Saaxiibtiis Wuu Ka Qariyaa Arrimahaan Oo Idil, ‘Keliya Waa Ninka Daacadda AhR...

11-160x90

In kasta oo dadka dunida ku nooli ay ku kala duwan yihiin dhaqanka iyo caadooyinka, hadana waxa jira hab dhaqan ay ka si...

August 1, 2015

DHACDO NAXDIN BADAN Wiil Walaashiis Ku Gowracay Meel Fagaaro Ah, Dhacdadaan Naxdinta Badan Ayaa Ka Dhacda...

download

Dhacdo naga soo gaarayo Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa sheegaya in wiil dhalinyaro ah oo kamid ahaa d...

August 1, 2015

Qeybtii Lix Iyo Tobnaad Sheeko Xiiso Badan ’16’ ‘Dhibaatadii Tahriibka Aan Kala Kulmay ...

tahriib11

Sheekadaan oo taxane inoo noqon doonto haduu eebe nafta nagu simo ayaa shabakada kobciye.com ka daalacan doontaa isbuuci...

August 1, 2015

La Yaabka Adduunka:- Sawir hadba is badalaya oo lagu arkay darbi..

1

Kummanaan qof ayaa u soo daawasho tagay darbiga musqul ku taala bartamaha magaalada Bamako, oo la sheegay in uu ku soo m...

July 31, 2015

Kalluunka Iyo Malabka Uurka Wax Ma Udhibaan? Waana Maxay Waxtarka Aay Leeyihiin Labadoodaba..

malaay

Malabka iyo Malayka sidooda uma keenaan dhibaato xagga uurka ah, ilmahane ma soo ridaan. Labadaba waa labo maaddo oo fa...

July 31, 2015

QABYO JACAYL Qeybtii Sadaxaad Sheeko Xiiso Badan Oo Bogga Kobciye.com Aad Kala Socon Doontaan ‘Shee...

images7

Sheekadaan Xiisaha Badan Aaad daalacataan shabakada kobciye.com hadii aay ku dhaaftay qeybaheedii hore waxaad kala soo s...

July 31, 2015

Daawo: 8-Jir Maraykan Ah Oo Qaliin Saacado Qaatay Loogu Beeray Gacmo Dabiici Ah Rejana Laga Qabo Inuu Naa...

sameys

Qaliin mucjiso ah oo sideed saacadood qaatay, ayaa gacmo dabiici ah, loogu beeray wiil yar oo sideed jir ah, kaas oo lag...

July 31, 2015

Qiso Gaaban Oo Cajiib Ah Kuna Bari Doonto Malagga Geerida Iyo Ficiladii Ka Yaabiyay Intuu Nafta Qaadayay....

11811332_833153816774209_8585068759302487994_n

Allaah SW, ayaa ku yiri Malagga Geerida:- Miyaadan marna Ooyin, Adigoo Nafaha Bini'aadamka Qaadaayo?. Malaggii wuxuu ...

July 31, 2015

Xikmadda Ku Jirta Go’aan Uu Qaatay Halyeeygii India Ee Gandhi Mar Uu Qaadan Kari Waayey Kab Ka Dhacday

gandhi

Haddii mid ka mid ah labadaada kabood ay kaa dhacdo ama si uun kaaga lunto, kabta kuu soo hadhay ee lugta keliya ah maxa...

July 31, 2015

2.6 Bilyan Oo Qof Oo Dunida Ku Nool Ayaa Aan Helin Suuliyo Caafimaadka Ku Habboon Iyo Biyo Nadiif Ah

11111-300x180

Warbixin ay Qaramada Midoobey soo saartay toddobaadkii hore ayaa ay ku caddaysay in saddex qof ee dunidan ku noolba mid ...

July 30, 2015

Meelo Dunida Ka Mid Ah Oo Ay Mamnuuc Tahay In Booqasho Ama Dalxiis Lagu Tago Iyo Sababta (Q: 1aad)

Picture710-300x183

Dunida maanta waxaa ku nool dad aad u badan oo xiiseeya dalxiiska waxa aanay booqashooyin dalxiis ah ku gaalaa-bixiyaan ...

July 30, 2015

Madadaalada Kobciye.com Iyo Ila Qosolka Maanta: Juxa Iyo Dawarsadihii Dabaqa Sare Ka Soo Dejiyey…

download

Waa qormo kale oo uu kobciye akhristayaasha kula wadaagayo qisaska maaddo iyo xikmadda isugu jira ee laga dhaxlay Juxa ...

July 30, 2015

Hurdada Duhurka Kadib Waxa Aay Kobcisaa Xusuusta Waxa Aanay Kor U Qaaddaa Baraarugsanaanta Maskaxda..

Picture102-300x215

Dad badan ayaa ma’oggan faa’idada ay hurdada qadada kadib u leedahay dib u soo celinta tamarta qofka. Cilmibaadhis d...

July 30, 2015

Q2aad Hal-qabsiyo Iyo maahmaahyo Cajaa’ibtooda Xambaarsan Oo Bulshooyin Kala Duwan Ka Yiraahdeen dh...

download

Qormadan oo ah tii labaad uguna dambaysay waxa uu kobciye akhristayaasha kula wadaagayaa maahmaahyo iyo halqabsiyo ay b...

July 30, 2015

Calaamadaha Lagu Garto Saaxiibka Wanaagsan Ee Aad Nolosha La Wadaagi Kartid.

saaxiib

Nolashu waa shay qaali ah una baahan lafalgalkeedu barasho , kalsooni iyo dulqaad dheeri ah waxa ay ku baraysaa waxyaalo...

July 30, 2015

Sheeko Xiiso Badan Oo Dhex Martay Ninkii Shaah Cabka Jeclaa Iyo Kii Maqaayad Laha..

BHVdn61CcAA_xrE-160x106

Nin da' dhexaad ah, reer magaalnimo ka muuqato oo xash-xashaashaya ayaa xilli casar ah maqaayad soo galay. Wiilkii maqaa...

July 30, 2015

Q2aad Sababaha Keena In Carruurtu Ay Waxbarashada Nacaan Ama Dugsiga Tegitaankiisa Ay Diidaan

images13-160x119

Sababaha keeni kara in ilmuhu naco waxbarashada ama ka soo istaaga inuu dugsigua tago waxa ay ujeedadeedu tahay in marka...

July 29, 2015

Wax Badan Ka Baro Xikmadaha Illaahey SWT Uu Ka Leeyahay Abuuritaanka Ibliis Iyo..

63535137588655402123-Optimized-160x119

Ilaahay subxanahu wa tacaala waa Al-Caliimu Al-Xakiim. Ma abuuro shayna ujeedo iyo xikmad la’aan. Mana sameeyo wax aan...

July 29, 2015

Qiso Yaab Leh Oo Cibro Qaadasho Mudan Kana Dhacday Hotelada Habeenkii Loo Jiif Tago..!!

P1014379-160x102

Qisadan ayaa waxay ka dhacday mid kamid ah Hotel-lada habeenkii loo hoydo waxa ayna ahayd maalintii ugu horaysay ee bish...

July 29, 2015

Qiso Aad U xiiso badan Oo Dhex Martay Nabiyullaahi Suleymaan Iyo Labadii Bisadood Ee Sheekeysanayay..

11781629_832119333544324_1827255138834595217_n

Mucjisaadka Alle siiyey Nebi Suleyman CS, waxaa ka mid ahaa inuu la Hadlo Shimbiraha, Dabaysha iyo Xayawaan oo idil. ...

July 29, 2015

Dhiig Yarida Sababaha Keeno, Astaamaha Lagu Garto Iyo Sido Loo Baadho Intaba Halkaan Ka Akhriso.

HP-Ingredients-launches-maqui-berry-extract-for-blood-sugar-management_strict_xxl-160x89

QEEXID: Waa marka unugyada cascas ee dhiiggu yaraadaan ama xaddiga Hemogolabiinta ku jirta unugyada cascasi yaraato. Hem...

July 29, 2015

Si Aay Kuu Jeclaadaan Dadka Waa Inaa La Imaataa Qodobadaan Naftaada Lagu Jeclaanayo..

r412793_1952655-160x106

Inta badan dadku waxeey ka fikiraan sidey kuu jeclaanayaan dadka kale ama ad u noqon karta qof la qiimeyo dadka dhexdood...

July 29, 2015

AKHRIS IYO DHAGEYSI QURAANKA

Sirta Nolosha

Arimaha Diinta