Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Daawo: Haweenay 25-Sano Baaderiyad Aheyd Oo Sheegtay In Nebi-Ciise Uu Sabab U Ahaa Inay Muslinto.

Haweenay Baaderiyad aheyd muddo 25-sanno kana mid aheyd Madaxda ugu sareysa Diinta Masiixiga ee Dalka Mareykanka ayaa muslintay.

Haweenaydan ayaa sheegtay in Nebi-Ciise oo ay markii hore Ilaahnimo u heysatay uu sabab u ahaa inay Diinta Islaamka qaadato,iyadoo hadda dukata 5-Salaad,baratana Diinta Islaamka.

Halkaan hoose ka daawo..

Related posts

Waxaan Guursaday Hooyo Iyo Gabadheeda: Wiil Soomaali Ah Oo Qiso Yaab Iyo Amakaag Badan Ku Dhacday Uga Sheekeeyay Kobciye.Com

KaLaFoGe

Calaamadaha Raalliyada: waxay ku jirtaa hagaajinta guriga, qurxintiisa, carfintiisa iyo iyada oo is hagaajiso nafsad ahaan teeda.

KaLaFoGe

Kow Iyo Toban Qodob Oo Ka Turjumayo Caafimaad Darada Laga Qaadso Badsashada Cabitaanka Soodhaha “Soda”..

KaLaFoGe

8 comments

Leave a Reply