Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Daawo Muuqaal Argagax badan Mas weyn oo si toos ah u liqaya Gabadh nool.

Maantana waxaan idiin soo gudbineynaa Muuqaalkii Ugu Argagax badnaa Oo ah Mas weyn Live U Cunaya Gabar.

Balse Xusuusnoow Muuqaalkaan Koowaad maahan muuqaal dhab ah waayo maska wuxuu liuqayo waa Animated wax laghu sameeyay sidaa darteed websiteyo qaar ayaa dhab u qaatay soona daabacay.

Lakin daawo muuqaalka labaad oo ah mid dhab ah mas si toos ah u liqayo deero wuxuuna ka dhacay dalka india.

Muuqaalka Labaad Ee Dhabta ah

Related posts

Madaadalada Jimcaha Iyo Sheekooyinkeenii Qosolka Badnaa “Ila Qosolka Isbuuca”..

KaLaFoGe

Tallooyin Aad U Diyaarin Karto Carruurtaada Si Mustaqbalka Aay U Noqdaan Kuwo Kasoo Baxa Masuuliyada Saaran.

KaLaFoGe

Gabadha Caajiska Ama Wahsiga Badan Waxaa Mar Walbo Lagu Gartaa Arimahaan Sida….

KaLaFoGe

Leave a Reply