Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Daawo Sawirada : Marwo La Dagaashay Mukalaasha Xaafada U Joogto Iyo Wixii Kala Qabsaday.

Haweney udhalatay dalka Leyberiya ayaa waxa la sheegay in dhaawac culus kasoo gaartay qaniinyo ay ugeysatay mukulaal (bisad) ay xanaaneysan jirtay.

Haweneydaan ayaa Si Toos ah u Qeexday In dhaawacan uu Yimid Kadib Markii ay La Dagaashay Bisadii Taasina ay Keentay In ay Aad u Corooto Kadibna ay Dhaawacdo Haweneyda

jj

260 354 447629

Haweyneydaan ayaa Bisada  la sheegay inay ka dhaawacyada gacanta islamarkaana dhaawacii uu ugudbay mid cudur ku reebay iyadoo gacanta uu fashah ku yimid.

Helena Silver's arm

Helena Silver oo 48 sano jir ah ayaa hadda wajaheysaa Xanuun daran oo ay ku heyso dhaawaca ay ugeysatay Bisada ay kuwada noolaayeen gurigeeda mararka qaarkoodna ay sariirta wada jiifan jireen.

Haweneydan Silver ayaa muddo 6 maalmod ah ay ku jirtay Cusbitaalka dib looga soo saaray waxaana jirta saameyn ay reebtay dhaawaca.

Related posts

Ma Ogatahay Inuu soonka Ka Hortago Cuduro Halis Ah Sida Xanuunada Macaanka Iyo Subagawga..

KaLaFoGe

DAAWO VIDEO Hooyada ugu Da’da Weyn Caalamka oo Sheegtay Dhibta iyo Farxada ay Leedahay in 70 Jir Lagu Dhalo Ubad..

KaLaFoGe

Laba Kalmadood Oo Sabab U Noqday In Facebook Uu Khasaaro 2 Bilyan Iyo Badh Doolarka Maraykanka Ah

KaLaFoGe

Leave a Reply