Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Daawo sawiradii Koobkii Ramadaanta Ee Ka Socday Garoonka Khayriyada Borama Ee Loogu Magac daray Jamacada Eelo

Daawo sawiradii Koobkii Ramadaanta Ee Ka Socday Garoonka Khayriyada Borama Ee Loogu Magac daray Jamacada Eelo Iyo Kooxihii Cagta Is Daray Geele Pharmacy Vs Jam. Eelo, Carwo Kooshin Vs Aloog Electric…..

Iyada oo koobkii ramadaanta ee lagu magac daray Jamacada Eelo ayaa waxa uu si habsamiya uga socdaa Garoonka Khayriyada borama Ayaa Waxa Maanta Wada Ciyaaray Kooxaha Geele Pharmacy Vs Jam.Eelo Ciyaartan Oo Ahayd Mid Xalad Badan Isla Markaana Dawashadan Ciyaartan Ay joogeen Kumaan qof oo kala Tageerayey Labada Kooxood ayaa waxa ay ku bilaabantay Weerar Iyo Weerar Celis hadaba ciyaartan xiisaha badnayd ayaa waxa ay ku soo afmeerantay 1:0 ay guushu Raacday Kooxda Geele Pharmacy…..

Ciyaartii labaad ayaa waxa ay dhexmartay kooxaha Carwo Kooshin Vs Aloog Electric labada kooxood ayaa waxa ay rajadeedu ay ahayd kii badisa ayaa uu soo gudbaysay wareega 16ka ayaa waxa ay ciyaartani ku soo af meerantay 3:2 ay guushu Raacday Kooxda ku Ciyaaraysay Magaca Aloog Electric…

Si kastaba ahaate koobkii ramadaanta ee loogu magac daray Jamacada Eelo oo Si Fiican Uga Socda Garoonka Khayriyada Magaalada Borama Isla Markaana Kooxaha wada ciyaarayey Ay ku wada Jireen Group B ayaa waxa Soo Baxay Kooxaha Aloog Electric iyo Geele Pharmacy….

BY.WARIYE MAHAMED SHARBI

BORAMA/SOMALILAND…

DSC01492 DSC01494 DSC01497 DSC01498 DSC01500 DSC01501 DSC01507 DSC01508 DSC01509 DSC01511 DSC01476 DSC01478 DSC01486 DSC01487

Related posts

Maxaad ka taqaanaa Lix arimood Oo Kamid Ah Waxyaabaha Haweenka Ka Careysiiya?

KaLaFoGe

Ka Faa’ideyso Xikmado Wanaagsan Oo Laga Dhaxlay Murtidii Dadkii Wanaagsanaa.

KaLaFoGe

Cilmi baaris lagu Ogaaday in Dumarka Jecel Dhageysiga Heesaha Aay Yihiin Kuwo Ka Raagay Guurka.

KaLaFoGe

Leave a Reply