Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

DAAWO VIDEO: Muuqaalka dhabta ah ee maanta ka jira magaalada Muqdisho.

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waa magaalo hooy u noqotay Dagaal iyo colaad sukeeyay in muddo ah, hase yeeshee maanta Muqdisho waxa ay noqotay Magaalo horumar iyo dib u dhis xooggan uu ka socdo.

Muuqaal ahaan iyo amni ahaan Muqdisho waxaa ka jiro arirmo badan oo dib usoo kabashada magaalada ku tusinaya.

Muuqaalkan waxa uu ku tusayaa nolosha magaalada iyo sida dadka ay ugu nool yihiin magaalka. Waa muuqaal laga duubay waddooyinka ugu caansan magaalada ee nala daawo.

Related posts

ARIN MUCJISO :-ilmo yar Oo 9 Sano Jira Oo hargiesa Manta Caloshisa Ilmo kale laga Soo saray(SUBXANA LAH)

KaLaFoGe

Talooyinka Muhiim Ah Oo Gabadha Ka Caawinaya Isu Dheelli Tirka Shaqada Iyo Nolosheeda Gaarka Ah..

KaLaFoGe

Wacnaan laheydaa haddaan waqtiga celin karo! Qalinkii Ramla Gobdoon

KaLaFoGe

1 comment

Leave a Reply