Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Ingariiska oo 2014 tallaabo laga qaadi doono Internet-ka!! (Maxay sameysay toloow?)

Ra’isul wasaaraha Ingariiska David Cameron ayaa ka dhawaajiyay in marka la gaaro 2014 ay Dowladiisu Xayiri doonto dhamaan Bogagga ku yaala Internetka ee lagusoo bandhigo Muuqaalada Anshaxa xun.

Tani waxay qayb ka tahay Olole loogu tala galay in Caruurta laga fogeeyo Raadadka halista ah ee Muuqaaladaan xun xun ay reebi karaan.

Ololahan wuxuu noqonayaa mid si guud loogu daba galayo Shirkadaha Internetka bixiya iyo Adeegsiga Qadadkooda, iyadoo la tirtirayo Bogagga lagusoo bandhigo Sawirada iyo Muuqaalada Foosha xun oo idil.

Related posts

Qoys ka kooban 11 ruux oo ku sumoobay caano iyo raashin ay cuneen Xili aay.

KaLaFoGe

Tartan Kubada Cagta Ay Soo Qaban Qaabiyeen Ciidamada Jabuuti Oo Galabta Baledweyne Kuso Idlaaday (Daawo Sawirada)

KaLaFoGe

Wax Badan Ka Baro Hababka Lagu Garto Haweeneyda Ku Guuleysatay Nolosha.

KaLaFoGe

Leave a Reply