Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Alle Dile ayaa dhintee bal arag sida ay Lacag Macdan ahi u bad-baadisay Nolosha Wiilkan!!

Lacagta Macdanta ah ee Liirada la yiraa oo Dalka Syria laga isticmaalo ayaa Wiil Dhalinyaro ah Noloshiisa oo Geeri halis ugu jirtay bad baadisay, ka di b markii ay Lacagtaasi oo Jeebka ugu jirtay ka hortagtay Rasaas Wiilka Jirkiisa gali rabtay.

Wiilkan oo Wasaam la yiraa ayaa ahaa 23 jir, wuxuuna ku sugnaa mid ka mida Wadooyinka Dhaqsaha ah ee Syria, halkaas oo mar qura Rasaas la isku furay.

Rasaastii ayaa qaar ka mid ahi usoo jiheeysteen dhanka Wiilka, balse markii ay kaga dhaceen Jrka ayaa waxaa mar qura ka hor tagay oo celiyay Lacagta Macadanta ah oo Wiilka Jeebkiisa ku jirtay.

Mareegaha Wararka ee Dalka Syria ku yaala qaarkood ayaa Sheekadaan wax ka qoray, waxaana ay sheegeen iyagoo Ilo-Wareedyo Caafimaad xiganaya in Rasaastu ay jiirtay Lacagta oo ay kala barkeeda gaartay, inkastoo aanay jirin wax dhibaato ah oo Wiilka uu kala kulmay Rasaasta Jeebkiisa soo gashay.

Related posts

DAAWO VIDEO:-Fanaanada Farxiya Fiska oo soo qaaday hees Jaceyl midii ugu darneyd (Wixii hore quba+Nala daawo)

KaLaFoGe

Qormo Cajiib Ah Raaliyooy Tumaad Tahay “Bal Arag Sifooyinka Lagu Yaqaano Raaliyada”.

KaLaFoGe

In Badan Ka Ogoow Waxa Loo Yaqaano Dulsaar Ama Ribo Oo Aay Isticmaalaan Somalida Qurbaha.

KaLaFoGe

Leave a Reply