Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Bal arag Record-ka cusub ee lala yaabay oo uu Ninkan jabiyay!! (Muxuu sameeyay toloow?)

Nin Ingariiska u dhashay ayaa helay Naaneeysta Socdaalihii ugu horeeyay ee isagoo Dhulka maraya Dunidoo dhan wada tagay, ka dib markii uu jaray Fogaan Dheer oo u dhexeeysay 201 Dal, isagoo hal Diyaarad un saaran.

Garham Hiyos ayaa adeegsaday Tareen iyo Gawaarida Kirada ee Takaasida, waxaana uu duubay Muuqaal Video oo 4 Daqiiqo soconaya, kaas oo si kooban uga warbixinaya Safarkiisa, isagoo walibana Ilbiriqsi kasta Dal cusub kasoo muuqanayay.

Hiyos wuxuu jaray Fogaan gaareeysa 160 Kun oo Mile, Muddo 1426 Maalmood ah oo u dhiganta 4 Sano. Isagoo Todobaadkii ay ku kici jirtay Lacag gaareeysa 152 Dollar, mudadaas oo isugu uruurtay 203 Todobaad.

Socdaalka Ninkan ayaa bilowday Habeenkii ugu horeeyay Bisha January ee 2009-ka, waxaana uu kasoo dhaqaaqaya Uruguay, isagoo kusoo dhameeyay Bishii December ee Sanadkii tagay Dalka Koofurta Sudan.

Related posts

Maxey Tahay Sirta Ka Danbeysay In Nabi Maxamed SCW Doorbido Ku Afurida Timirta..?!!

KaLaFoGe

Daawo Sawirada Mashaariicda dib u dhiska ee Hay’adaha Turkiga ka wadaan Muqdisho & Arrin farxad leh

KaLaFoGe

Siyaabaha Ugu Fudud Oo aad Ku Dhimi Karto Ama Ku Yareyn Karto Xulusta Caloosha Iyo Miisaanka Culus Ee Jirkaaga Saaran..

KaLaFoGe

Leave a Reply