Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Barnaamijkii Xiisaha Badnaa Ee Kobci Maskaxdaada Iyo Xikmado Ku Saabsan Dunida.

Xikmadaha isbuucaan ee barnaamijka kobciye maskaxdaada kaga bogo kobciyemedia.com

– Adduunyadu waa islaan gabowday oo cimrigeedii inyari ka dhiman yahay carruur badanna leh, maalin kastana mid ka mid ah carruurteeda disha.

– Adduunyadu waa albaab aad gashay, mid kalena aad ka soo baxday.

– Adduunyadu waa rajo dheer oo ku hortaal, geeri ku baadi-goobaysa iyo in shaydaan ku fidneeyo.

– Adduunyadu waa inta caafimaadkaaga iyo dhallinyaranimada.

– Adduunyadu waa beer uu Iblays leeyahay, dadka intooda badanna way u shaqeeyaan.

– Adduunyadu waa maalin aad adigu leedahay iyo maalin qayrkaa leeyahay.

– Maalintaada ha kibrin, maalinta qayrkaa leeyahayna samir.

Related posts

Woman Shares Transformation A Year After Taking Up Running

KaLaFoGe

Gabdhaha Nolosha Ku Cusub Waxaan Maanta U Wadnaa Dardaaran Midka Ugu Qaalisan “Dardaaran Hooyo”..

KaLaFoGe

Hilaaca Waa Astaanta Roobka, Amrana Waa Ileyskii Quruxda dumar “Geeraar Jaceyl Ah Aadna Uxiiso Badan”.

KaLaFoGe

3 comments

Leave a Reply