Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Haddii aad dooneyso inaad barato Jaceylka booqo Darbiga Jaceylka ee soo socda.

Darbiga wayn ee ku yaala Magaalada Paris ee loogu Magacdaray darbiga Jacaylka ayaa noqday mid ay dadyawga isjecel ee caalamku soo booqdaan iyagoo isku muu jinaya kalgacal badan.

Waxaa Jira Maahmaah Ajnabi ah oo leh Hadii aad Doonayso in aad Baarto Jaceyl ama aad wax ka ogaato waxaad Tagtaa Magaalada Paris Caasimada Roomantiga Caalamka ah taasi oo caan ku ah jaceylka iyo sida loo qadarinayo.

Waxaa ka muuqada Magaalada Paris waxyaabaha la xiriira Jaceylka iyo isu muujinta kalgaceylka iyo jumladaha qurxoon ee lagu doonayo in lagu qanciyo ruux nafta kula qeybsanaya.

Hadii aad doonaysid in aad cabirto jumladaha Roomaantiga adiga oo adeegsanaya Luqadaha iyo Lahjadaha kala duwan waa in aad soo boqataa Darbiga Jaceylka ee Kuyaala Magaalada Paris.

Darbigaasi ayaa waxaa uu yahay midkii ugu weynaa ee lagu cabirayo Jaceylka waxaana ku dahaadhan oo ku qoran in ka badan 300 oo ah kalmada Waan ku Jeclahay iyada oo lagu sheegayo 300 oo luqadood.

Related posts

Isticmaalka Badan Ee Taleefanka Oo La Xaqiijiyey Inuu Keeno Xanuunka Noocaan Ah..!!

KaLaFoGe

Xaqiiqooyin Aad U Baahan Tahay Inaad Ogaato:- Si kastoo aad u xoog badan tahay, Naftaada uma xambaari doontid Qabriga!!

KaLaFoGe

Qeybtii Sagaalaad Waxaan Ahaa Gabar Islii Shaax Ku Kariso Lakin Nin Baa Qisadaan Xun Qalbigeyga Ku Reebay “Qeyb Aad Iyo Aad U Murugo Badan”…

KaLaFoGe

3 comments

Leave a Reply