Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Khubaro Mareeykan ah oo Xal u helay Dadka Dhafarku dilooday!! (Aqriso Xogtan)

Khubaro Mareeykan ah ayaa sheegay in Qofka oo dhex hurda Teendhooyinka Xeryaha ku yaala ay ka caawin karto inuu Xal u helo Dhafarka Habeenkii ah.

Cilmi-baarayaal ka tirsan Jaamacadda Colorado, uuna kormeerayo Kenith Reyt ayaa Baaris ay sameeyeen oo Khamiistii Shalay la faafiyay waxay ku sheegeen in Fasaxa Dalxiiska oo Todobaad lagusoo qaataa Teendhooyinka Xeryaha ku yaala ee Meelaha Banaan ah ay sahli karto inuu Dawoobo Qofka ay ku adagtahay inuu Habeenkii Hurdo, kaas oo Maalintii Waqti badan jiifta.

Ilayska Cad-ceedda ayeey Cilmi-baaristu sheegtay inay Saacadda Gudaha ugu taal Qofka Bani Aadamka ah ka dhigeyso mid la qabsato Garaaca Dabiiciga ah ee Wareegga Habeenkii iyo Maalinta.

Sidaas darteedna Qofka o Maalmo yar kusoo qaata Xeryaha Banaanada ku yaala ay ka dhigeyso kuwa Dhafarka Habeenadii caadeeystay oo Maalintiina Hurda inay Waqti hore oo Maalinti ah kasoo kacaan sida Shimbiraha.

Related posts

Ma ogtahay madaxa masku inuu wax qaniini karo marka la gooyo illaa nus saac marka la gooyo ka dib.

KaLaFoGe

Qaabab Noocee Ah Ayaad Kusoo Jiidan Kartaa Qofkaad Jeceshahay Ee Aan Kuu Ogeyn “Halkaan Ka Akhriso”.

KaLaFoGe

Yaab: Barkad ayeey ku dabaalatay, waxayna aragtay iyadoo Uur leh!! (Doodeeda oo Qosol leh aqriso)

KaLaFoGe

Leave a Reply