Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Khubaro sheegay inay Qoraxda ama Cad-ceedda ka dhex arkeen Calaamado yaab leh!! (Maxay sheegeen bal?)

Khubaro Cilmiga Falagga ee Cirka iyo Xidigaha ku saabsan ku taqasustay oo Mareeykanka u dhalatay ayaa shaaciyay inay Bar ama Calaamad Madoow oo wayn ka dhex arkeen Cad-ceedda, ka dib markii ay adeegsadeen Aalad wax lagu eego oo Cir-bixinta loogu tala galay.

Calaamaddan oo laga arkay Sawir la qaaday ayaa waxay tahay mid ku dahaaran qayb aad u ballaaran oo Cad-ceedda dhexdeda ah oo u badan dhanka kore, waxaana la arkay 18-kii July ee Sanadkan.

Dr. Sergy Bazev oo ah Maamulaha Xarun Cilmiga Xidigaha ka shaqaysa ayaa sheegay in Duleeladaan la arkay ay sidoo kale horay u sameeysmeen, ayna yihiin kuwo Cuf iyo Kuleel hooseeya leh.

Waxay Calaamadahaani yihiin kuwo ay kasoo baxaan Dabeeylo Cad-ceedeed xoogan oo mararka qaar sababa Dufaanno saameeya Nolosha Dadka Dunida ku nool, sida Khubarada lagasoo xigtay.

Related posts

Daawo: Madaxwayne XASAN Sheekh Iyo Madaxdii Caalamka oo yaabay, Markii Lasoo Bandhigay Xasuuqii RUWANDA !

KaLaFoGe

Ninkii Adduunyada Dusheeda Ku Hellaaa Gabar Raalliyo Ah Wuxuu La Kulmaa Arimahaan Xiisaha Badan..

KaLaFoGe

Qeybtii Sadaxaad Qiso Cajiib Ah Mudana In Lagu Cibro Qaato “Macalin Meeshaadii Maaha”..!!

KaLaFoGe

4 comments

Leave a Reply