Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

La Dhaqanka Bulshada: Waanooyin Qaali Ah Oo Ku Socdo Gabdhaha Soomaaliyeed Iyo Weliba….

Halkaan hoose shabakada kobciyemedia.com waxey kugu soo gudbineysaa dhowr fikradood oo gabadha muslimada ah aay ku hormarin karto jaceylka bulshada aay la nooshahay…

→Ufur fur wajigaaga dadka waxaad helaysaa dhawaan shahooda, hadalkana u dabci si ay kuu jeclaadaan, una naxariiso si ay kuu wayneeyaan.←

→Noqo tii bilowda wanaaga, dadkana u tudha, damina cadaawada “xumaanaha “ idinka dhaxaysa dadka, nabadgalina cadawgaa, badsana saaxiibka wanaagsan.←

→Albaabada ugu wayn ee sacaadada waxaa kamida ducada waalidka ee badso wanaag ufalkooda iyo wanaajintooda, balaayooyinka halagaa awdee.←

→Ufiirso kuwa kaa hooseeya xaga jidhka, suurada, maalka, guriga, shaqada iyo duriyada, si’aad u ogaatid inaad kumanyaal qof ka sarayso.←

→Xaqiiqso in kuwa aad la dhaqmayso oo dhan oo ay ka mid yihiin walaalkaa, ilmahaaga, ninkaaga, qaraabadaada, saaxiibadaa inayna ahayn ceebka saliim, hadaba naftaada bar sidii aad midkasta sidiisa ugu aqbali lahayd.←

→Saacad naftaada la cidloow si’aad uga fikirto umuurahaaga, naftaadana u xisaabisid, aakhiradaadana uga fikirtid, aduunyadaadana u wanaajisid.←

Related posts

Maxaad Ka Ogtahay Sheeyga If Iyo Aakhriba Leysku Dhaafay Iyo Barnaamijkeenii Kobci Maskaxdaada..

KaLaFoGe

Qeybtii afar Iyo Tobnaad ’14’ ‘Adeer Qalanjo Heli MaySide Ka QuuSo’ Qiso Cajiib Ah & Qalinkii WaaSuge..

KaLaFoGe

Barnaamijka Kobci Maskaxdaada Iyo Dhowr Qodob Oo Si Xikmadeysan Looga Faaideysanayo..

KaLaFoGe

4 comments

Leave a Reply