Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Ma Ogtahay In Kalluunka Aanu Sambabo Laheyn “Akhriso Barnaamijka Ma Ogtahay”.

MA OGTAHAY?

In Dadkii ugu horreyey ee baaruudda jiheeyaha iyo shaaha la cabo isticmaalay ay ahaayeen dadyowga Shiinaha.

In Jaamacaddii ugu horreysay ee Yurub laga aasaaso ay ahayd Jaamacadda Plonia, sannadku markuu ahaa 1088.

Kalluunku in aanu sambabo lahayn, farduhuna aanay beeryaro lahayn, geelluna aanu lahayb xameeti, Goroyaduna aanay lahayn Maskax, dadkuna aanay lahayn calool.

MA OGTAHAY?

Kacaankii Faransiiska in uu bilowday sannadku markuu ahaa 1789, kuna dhammaaday Afgambi ay ciidamo sameeyeen, uuna hogaaminayey Napoleon.

MA OGTAHAY?

In 4-tii Bisha Oktobar 1957, ay ahayd markii ugu horreysay ee dayax-gacmeed loo diro hawada sare, mase gotahay u dhexaysay 1957-17-kii Juune 1985-kii, in ay hawada sare u direen Maraykanka iyo Midowga Soofiyati 2,600 oo Dayax-gacmeed iyo 200, rag iyo haween ah si ay u soo baadhaan hawada sare.

Related posts

Maxaa kuu qorsheysan? Hammigaaga Qarsoon Ama Midkaada Muuqdo…..

KaLaFoGe

Cajiib + Sawiro: Waa Jaakad qaali ah oo laga sameeyay Timaha kasoo baxa Xabadka Ragga!! (Suuqyada ayeey qabsatay)

KaLaFoGe

Tilmaamaha Rasmiga Ah Ee Lagu Garto Qoyska Ku Nool Jaceyl Iyo Kala Danbeyn.

KaLaFoGe

4 comments

Leave a Reply