Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Maxaa Ka Wanaagsan Oo Aad Isku Mashquulin Laheyd “Ka Faaideyso Arimahaan Hoose”..

Waxa ugu wanaagsan ee qofku naftiisa ku mashquuliyo, garashada iyo aqoonta ayaa ugu wanaagsan. Taas oo ah sharaftii ugu sarreysay, in uu qofka maalin kasta maankiisa (caqligiisa) kobciyaa sida uu jidhkiisu u kobciyo.

Qofka aqoon-doonka ah waajibkiisa ugu horreeya waa in uu ka soo qaybgeliyaa dadka la nool waxa uu doonayo gaadhsiiya aqoonta uu helo, yoolkiisuna waa in uu noqdaa in la helo nolol khayr xambaarsan isaga iyo cidda la nool, iyo in garashadiisu tahay mid is-kaalmaysi, is-jeclaan iyo wallaaltinnimo.

Maxaa yeelay, noloshan makhluuq kasta waxa uu ku leeyahay door iyo shaqo, mana jiraan wax aan nafci lahayn ama qiimo la’aan ah. Balse, qof kasta halkiisa ayuu ku wanaagsan yahay.

Waxana laga yaabaa waxa loo arkayo in uu faa’iido lahayn, hase yeeshee ay jiraan meelo kale oo uu faa’iido u leeyahay aadna uu u xoojinayo.

Related posts

Marxalado Ceynkee Ah Ayeey Wajahaan Lamaanaha Inta Aay Is Guursan Iyo Markey Is Guursadaan Kadib..??!!

KaLaFoGe

Haweenka Iyo Siday U Quursadaan Ragga “Akhriso Sheeko Cajiib Ah Oo Ka Turjumeyso Quursiga Dumarka”..

KaLaFoGe

Ka Faaideyso Afartankaan Xadiis Ee Lagu Galo Janada “Furayaasha Janada”..

KaLaFoGe

1 comment

Leave a Reply