Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Sababaha ay Dadka qaar u jecelyihiin Bas-baaska iyo Cunooyinka kulul oo la ogaaday!! (Aqriso Cilmi-baaristaan)

Cilmi-baaris cusub ayaa ogaatay in Jacaylka loo qabo Cunada kulul ay tahay mid ku xiran Shaqsiyadda Qofka.

Mareeg la yiraa Health Day News oo Mareeykanka ka shaqaysa ayaa qortay in Cilmi-baarayaal Jaaamacadda Pennsylvania ka tirsan ay Tijaabo ku sameeyeen 184 Qof oo aan Sigaarka cabin, kuwaas oo Da’doodu u dhexeeyso 18 illaa 45 Sano.

Waxaa Dadkaas laga ogaanayay kuwa leh Shaqsiyadda Dareenka badan ee furfuran oo jecel Tijaabooyinka cusub iyo kuwa ay Shaqsiyadoodu tahay mid aan aad u furfurneen.

Ka qayb galayaasha ayaa la siiyay in yar oo Walxaha Cabsisine  la yiraa ee Bas-baaska lagasoo saaro, waxaana la waydiiyay markaas ka dib inay qiyaasaan Heerka ay Door-bidayaan Cunooyinka Kulul.

kobciyemedia.com

Related posts

Maxaa ka jiro in Majaajiliistaha Dunida Caan ka ah oo Diinta Islaamka qaatay!!

KaLaFoGe

Carruurta Waalidkood Meel Wax Kula Cuna oo Noqda Qaar Maskax ahaan Deggan, Aadna u Caqli Badan.

KaLaFoGe

Daawo Video Yaab Leh: Cristiano Ronaldo Oo Mataankiisa Kula Kulmay Dalka Turkiga.

KaLaFoGe

1 comment

Leave a Reply