Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Sirta Nolosha Xoog Maahan “Akhriso Dhacdadaan Kana Kororso Aqoon Dheeri Ah”.

Waxa taas, aad kuugu cadaynaysa libaaxu wuu xoog badanyahay haddana xoogiisa waxa ka xoog badan caqliga oo waxa ku filan oo keliya kiiloo hilib ah oo sun loogu daro oo gabigiisaba ka takhaluusa.

Haddii qof ku ag fadhiyaa ku yidhaahdo waad I cidhidhiday ee iga durug, waxaan shaki ku jirin qofkaasi inuu kaa cadhoonayo kaana durkaynin, haddiise aad ku tidhaahdo iga raali ahoow islamarkiiba waxa dhacaysa inuu si dhakhso ah uu kaaga durko.

Waxa dhacday beri fog in dalka Ingiriiska dhammaadn sineemooyinka lagu soo rogay oo laga mamnuucay in haweenku ay soo xidhaan koofiyadaha waaweyn, iyagoo dadka ka dambeeya eegida filinka koofiyadahodu ka daboolaan. Hase yeeshe maamulaha shileemooyinka arrintaasi wuu ku guulaysan kari waayay dhibaato iyo dhaqaale darana way u soo jiiday.

Ugu dambayntiina waxa tallo wanaagsan siiyay nin garanayay saykoolajiga haweenka isaga oo kula talliyay inu ogaysiiskii hore ee ahaa haweenka oo idil waa ka mamnuuc inay yimaadaan sinimooga iyaga oo koofiyado xidhan oo uu u bedelo kuna qoro koofiyadaha waa ka mamnuuc haweenka marka laga reebo haweenka da’da ah iyo kuwa foosha xun.

Waxa dhacday haweenkii oo idil inay dib u xidhan koofiyado muddo dheer sineemada dhexdeeda, ha ahaato ama dabadeedaba aha ahaato iyagoo maraya iyagoo necbaysanaya in loo arko mid fool xun ama da’ ah.

Related posts

Akhriso Kutub Diini Ah Nolosha Guurka Iyo Cutubka Koowaad Ee Isbuucaan.

KaLaFoGe

Macalin lagu xukumay 35 sano xabsi ah, kadib markii uu xubinta taranka…!

KaLaFoGe

Wiil Soomaali Ah Oo 18 Jir Ah Oo Ku Eedaysnaa Kufsi Oo Xabsiga Ku Jiray Oo Xukunkiisu Uu Muran Xoog Leh Ka Dhex Dhaliyay Dadka U Dhashay Dalka Denmark Iyo..

KaLaFoGe

5 comments

Leave a Reply