Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Wax ka baro Fanaaniinta lagu xasuuto bisha Ramadaan vs Munaasabada Iida Suugaantooda…

Maanta waxana idiin soo gudbineynaa Maqaal ka hadlaya Fanaaniinta lagu Xasuusto Nabi amankooda bisha ramadaan iyow aliba Fanaaniinta lagu xasuusto Malamaha Farxada ee Iidaha.

Hadaba aan ku horeyno Bisha Ramadaan Fanaaniinta lagu xasuusto Nabi Amaankooda waxa ay kala yihiin.

Dhinaca Ragga waxaa ka mida

Abwaan Xasan Sheekh Muumin
Axmadeey Abuubakar Al Camaari
Maxamed Nuur Aqyaar
Maxamed Baafoow Cali
Maxamed Suleymaan Tubeec
Cismaan Cabdikariin Gacanlo
Xasan Aadan Samatar
Cabdulle Yuusuf Hanuuniye

Axmed Naaji Sacad
Saalax qaasim Naaji
Cabdi Salaad Beerdilaachse S
hiraan shidaad Muraad
Maxamed Yuusuf Cabdi
Saciid Mire Xeydar
Bashiir Cali Xuseen
Bashiir Ibraahim Cabdi
Axmed Iinshaar Cabdi’ Olol’
Cabdi Maxamed Safaari
Cabdulqaadir Cadow Cali
Axmed Nuur Jaangoow
Shimaali Axmed Shimaali
Maxamed Maxamud Cige’ Busi’
Cumar cabdulle Shooli

Dhinaca Hablaha waxaa ka mida

Xaliimo Khaliif Magool
Sahro Axmed Jaamac
Fadumo Qaasim Hilowle
farxiyo Cali Faarax
Maryan Mursal Ciise
Xaliimo Muuse Milaano
Khadiijo Foodeey Nuur
Haboon Cabdulaahi Faarax
Aamino Feer Xuseen Hibo
Maxamed Hudoon’ Hibo Nuura’

dhinaca kale Fanaaniinta lagu Xasuuto Munaasabada Maalmaha Iida Heesaha ay ku luqeyaan Maalmahaasi oo laga baahiyo Qalabka warbaahinta inta ay socoto Munaasabada Iida waxa ay kala yihiin Fanaaniinta lagu Xasuusto.

Maxamed Suleebaan Tubeec

AUN Xasan Diiriye Faarax

AUN Maxamed Yuusuf Cabdi

AUN Xaliimo Khaliif Magool

Maryan Mursal Ciise.

AUN Farxiyo Cali Faarax

Aamino Sahro Barqadle

Waxaa diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’

Uurdoox2013@gmail.com

Related posts

SUBXANNALAH Gabar Aabaheed Ku Dishay Dulleedka Magaalada Hargeysa Iyo Sababtii Ku Kaliftay Arintaasi..

KaLaFoGe

Waa Inaa Facebook-ga Ka Baxdaa Marba Hadii Aad La Kulanto Marxaladahaan Muhiimka Ah “Ka bax Facebook-ga”.

KaLaFoGe

Qiso Cajiib Ah Oo diini Ah Dhacdayna Xiligii Taabiciyiinta Rc ‘Ku Cibro Qaado’…

KaLaFoGe

2 comments

Leave a Reply