Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Siyaabaha Ugu Fudud Oo aad Ku Dhimi Karto Ama Ku Yareyn Karto Xulusta Caloosha Iyo Miisaanka Culus Ee Jirkaaga Saaran..

Xulusta iyo laab-laabka caloosha ayaa ah murago rag badan haysata taasi oo saameyn ku yeelata muuqaalkooda banaanka hadaba Kobciye.com ayaa ku siineysa talooyin aad uga taqalusi karto arintaasi

1-Cunno Isu Dheeli Tiran : Talaabooyinka ugu horeeya ee looga taqaluso xulusta laguna dhimo culeyska ayaa ah qaadashada cunno caafimaad leh isla markaana isu dheeli tiran kuwaasi oo jirka siinaya tamar , waxa ayna talada tahay ninyahoow in aad badsato qaadashada qudaarta iyo fawaakihda noocyadeeda kala duwan

2- Ciyaarta : Rag badan ayaa jecel in ciyaaraha ay Tv-yada ka daawadaan mana doonayaan in xittaa ugu yaraan maalintii 4-saac ay socdaan , waxaana socodka lagu tirayaa hubka lagula dagaalamo dufanta caloosha loogana taqaluso xulusta .

3-Iska Ilaali cabitaanada aashitada leh : dhab ahaan cabitaanada aashitada leh ayaa dhibaato ku ah caafimaadka waxa ayna keenayaan dhef shiidka oo adkaada. calool majiir ,awoodda oo ka dhamaata murqaha caloosha isla markaana xulusta ay soo baxdo.

Related posts

Akhriso Keebuu Ku Haboon Yahay In Aad Jimicsi Sameyso Afurka Ka Hor Ama Afurka Kadib.

KaLaFoGe

Daawo Video: Subxaanallaah Wiil Soomaaliyeed oo xaaskiisa oo si weyn u jecel yahay, balse Taaraku Salaad ah oo xal u raadinaya.

KaLaFoGe

Ninyahow Ama Marwo Yahay Baro Xuquuqda Uu Kugu Leeyahay Zowj-kaaga Ama Zowjadaada..

KaLaFoGe

Leave a Reply