Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Xilliga Afurka Qofka Maxaa Wanaagsan Inuu Ku Afuro Iyo Ducada La Akhristo Wakhtiga Afurka.

AFURKA RUUXA SOOMAN.

Wakhtiga Afurka: Haddii Ruuxa Sooman uu Hubsado in Wakhtigii Afurka la gaaray waxaa Waajib ku ah inuu Afuro, haddaba Ruuxa Sooman waxa uu ku Afuraayo waxaa ugu Fadli Badan Timir,

Sida Sunada ahna Waxaa ugu yar Saddex Xabo, Haddii Timir la waayo Xoogaa Biyo ah.

Haddaba Nabigeena CSW, Kama Sugnaanin waxaan Labadaas ka aheyn ee Cunay ama Cabay Salaada Maqrib ka Hor, Markuu Tukadana wuxuu Doono ayuu Cuni jiray.

DUCADA LA AQRISTO MAARKA LA AFURAAYO:

Axaadiista ku soo Aroortay Ducada la Aqristo Marka la Afurayo waxaa ugu Saxiixsan Ducadaan:-

( ذهـب الظمـأ وابتلـت العـروق وثبت الأجـر إن شاء الله ),

waxaana Wanaagsan Ducadaan iyo waxii kale ee uu Rabbi Weydiisanayo Adduunyadiisa iyo Aaqiradiisa inuu ku Ducaysto.

======================================

(ILAAHOOW SOONKA KHEERKIISA NA SII)
W.Q:- Macoow Ustaad.

Related posts

Akhriso Cajaa’ibta Sadax Xagal Jaceyl Iyo Qisadii Cajiibka Aheyd Ee Film-kii Kuch Kuch Hota Hai.

KaLaFoGe

Xabiibi Cadnaanoow, Waxaan Doonayaa Inaan Kuu Sheego Sawirka Maskaxdeydu Qisadeena Ka Sawiratay Iyo Sidey Wax U Dhaceen..!!

KaLaFoGe

Sheeko Cajiib Ah In Badana Kaa Yaabin Doonto Iyo Wadnihii Dunida Ugu Qurux Badnaa..

KaLaFoGe

Leave a Reply