Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Qiso Gaaban Oo Cajiib Ah Kana Turjumeyso Isku Halaynta Waalidka…

Gabadh yar iyo aabaheed ayaa ka talaabayay goob biriish ah , aabaha ayaa u baqday gabdhiisa yari inay ka dhacdo biriishka cidhiidhiga ah. Waxaana uu ku yidhi inantiisa yar “ Aabo u qabso gacantayda si adag si aanad ugu dhicin webiga”. Gabadhii yarayd ayaa ugu jawaabtay Aabo maya, adigu qabo gacantayda”.

Aabaha ayaa si yaab leh u eegay inantiisa yar oo ku yidhi “  Aabo Maxaa u dhexeeya ee farqi ah?” “. Si degdeg ayaya ugu jawaabtay   waxaana ay ku tidhi “ Aabo haddii aan anigu qabsado waxa laga yaaba inaan u adkaysan waayo oo aan sii daayo, laakiin adigu marna ima sii daynaysid si kasta oo aad u dareento cidhiidhi” .

Xikmaduna waa in gacantaad aad u dhiibto kuwo aad ku jecel. Waxaana ay muujinaysaa in waalidku yahay mid u naxariis badan ubadkiisa, Waana in ubadkuna sidaasi oo kale ugu naxariistaan waalidka.

Related posts

Dumarka Jalaatada Jecel Oo La Ogaaday Iney Ka Dareen Kulul Yihiin Kuwa Kale..

KaLaFoGe

Qabiilo Ku Nool Dalka Ghana Oo Aaminsan Dhaqan Cajiib Ah Oo Dunida Maanta Ayaga Gaar U Ah..

KaLaFoGe

Qiso Xanuun Badan: Gabadh Soomaaliyeed Oo Arin La Yaab Leh Haaysato Talana u Baahan…

KaLaFoGe

Leave a Reply