Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Daawo 10 Dabaal Deg Oo Koobka Adduunka La Sameeyay Oo Aan Abid La iloobi Doonin

Koobka adduunka ayaa maalinta khamiista ah bilaabmi doona waxana si weyn loo sugayaa waxyaabo badan oo xiiso leh oo la kala ogaan doono.

Koobka adduunka ayay soo mareen waxyaabo la yaab leh oo aan la iloobi doonin mar walba oo la soo hadal qaado koobka adduunka.

Hadaba waxa aan muuqaalkan Ku soo bandhigi doonaa 10 dabaal deg oo la sameeyay koobka adduunka oo aan abid la iloobi doonin

Related posts

Daraaso lagu Ogaaday in dumarka Bishimaha dheer ay ka dareen badan yihiin kuwa yar yar.

KaLaFoGe

Casharkii Shan Iyo Tobnaad Ee Kitaabka Siirada Nabiga Scw Iyo U Tegitaankii Abii-Dhaalib….

KaLaFoGe

Wax Badan oo Aadan Ogeyn Ka Barro Xawada Ama Manida Ragga Sida Aay U Shaqeyso Iyo Howlaha Qaaska Ah Aay Qabato..

KaLaFoGe

Leave a Reply