Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Daawo Sawirada :Cristiano Ronaldo oo koobka Aduunka diyaarsaday Waardiyaal gaar ah sabab aan hore loo arag!!!

Xiddiga Qaranka Portugal iyo kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo oo hogaaminaya xulka dalkiisa ee ka qeyb galaya koobka Aduunka ayaa soo diyaarsaday rag waardiyeeya oo uu lacag fara badan kula soo heshiiyay .

Warbaahinta Caalamka ayaa si weyn uga hadashay Cristiano Ronaldo oo soo kireestay Mr.Nuno Marecos oo la dagaalama Dibiyada iyo Goncalo Salgado oo isna caan ku ah Ciyaarta tartanka feerka MMA .

Laacibkaan ayaa isku haleen waayay ciidamada tababaran ee loogu diyaariyay gudaha dalka Ruushka oo xili caareedkaan lagu qaban doono koobka Aduunka . Xulka Portugal ayaa World Cup 2018 waxeey isku Group yihiin dalalka Spain , Marooko iyo Iiraan .

Related posts

WaQti Uusan Iloobi Doonin Waligii Iyo La Kulankii Warda. !! Sheeko Xiiso Badan..

KaLaFoGe

Dumarka Soomaaliyeed Oo Dhaqan Ka Dhigtay jacaylka iyo damaca qarsoon, Hadaba Side Lagu Kala Gartaa?

KaLaFoGe

Xikmadda Ku Jirta Go’aan Uu Qaatay Halyeeygii India Ee Gandhi Mar Uu Qaadan Kari Waayey Kab Ka Dhacday

KaLaFoGe

Leave a Reply