Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Daawo Wiilkii mareekanka ahaa garoowe gabadha soomaaliyeed ku guursaday oo jawaab deg deg kabixiyay hadal la baahiyay

Ayadoo saacadihii ugu danbeyse baraha bulshada soomaalida qabsaday sheekada wiil mareekank ah oo gabar soomaaliyeed ku guursade magaalada Garoowe ee xarunta maamulka puntland ayaa goor dhow warbaahinta la hadleyn.

Lamaanahaan ayaa warbaahinta la wadaagay arooskooda iyo waxyaabaha fududeeyay inkastoo si kulul oga hadleyn wararka la isla dhex maraayo baraha bulshada oo kusaabsan arooskooda.

Lamaanahaan ayaa sheegay in jaceyl iyo isfahan dartiis sababtay in isguursadaan balse wararka labaahiyay yihiin kuwa wax kama jiraan ah hore loogu yaqaanay qaar kamid ah soomaalida isticmaasho baraha bulshada.

Wiilkaan cadaanka ah ayaa kahadlay wararka shegaayo in oo yahay dilaa dalkiisa ka geystay falal lidi ku ah amniga iyo sida oo haatan xaalkiisa yahay waxaana oo sheegay in marka oo qaatay diinta islaaamka oo waxbadan ka tanaasulay.

Related posts

Daawo Muuqaal Kelmad ku saabsan Tobanka Habeen ee ugu dambeeya bisha Ramadaan..

KaLaFoGe

Sheeko Gaaban Oo Cajiib Ah Lana Magac Baxday Biil Ama Bilaash “Qaab Nololeedka Dhalinyarada Qaarkood”.

KaLaFoGe

Ma Run Baa Dumarka Mansabyada Sare Haysta Ama Dakhliga Badan Waa Ay Ka Caafimaad Xun Yihiin Kuwa Ka Hooseeya..

KaLaFoGe

Leave a Reply